كلية الشريعة والقانون - جامعة بنادر

كلية الشريعة والقانون - جامعة بنادر Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from كلية الشريعة والقانون - جامعة بنادر, Community College, شارع رقم 5, Mogadishu.

HAMBALYOKuliyadd Shareecada iyo qaanuunka Jaamacadda Benadir waxa ay hambalya udireysaa AVV. Moxamed Deeq Macalim Aadan ...
25/07/2026

HAMBALYO
Kuliyadd Shareecada iyo qaanuunka Jaamacadda Benadir waxa ay hambalya udireysaa AVV. Moxamed Deeq Macalim Aadan oo kamid naqday Golaha adeega garsoorka soomaaliyeed oo ay ansixiyeen golaha wasiirada xukuumadda federaalka soomaliaya, AVV. Moxamed Deeq Macalim Aadan waxa uu ka mid yahay qalinjebiyaasha Kuliyadda shareecad & qaanuunka Jaamacadda Benadir , waxa aan urejeyheynaa guul iyo hormar wax tarleh

Kuliyada Shareecada iyo qaanuunka ee Jaamacadda Benaadir waxa ay ha hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ka Qalinjebiyeyaash...
25/07/2026

Kuliyada Shareecada iyo qaanuunka ee Jaamacadda Benaadir waxa ay ha hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ka Qalinjebiyeyaasha Kuliyadda oo si guul ah \ uga gudbay Imtixaanka Qareennada Soomaaliyeed 2026.

kuliyadda sharecada iyo qaanuunka jaamacada benaadir waxaa si habsami leh ugu soo idlaaday Imtixaankii ugu danbeeysta ee...
07/07/2026

kuliyadda sharecada iyo qaanuunka jaamacada benaadir waxaa si habsami leh ugu soo idlaaday Imtixaankii ugu danbeeysta ee qoraalka ah sanad dugsiyeedka 2025-2026

Address

شارع رقم 5
Mogadishu
K5

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when كلية الشريعة والقانون - جامعة بنادر posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to كلية الشريعة والقانون - جامعة بنادر:

Shortcuts

Share