13/12/2018
Ma jeceshahay inaad barato programing Language oo ku baxaayo afkaaga hooyo hadaba Toos uGu xirnaaw channelkaan cusub oo aad ka heli doontid maadoyinka la xiriira programing.
Course Hada aad heli karto C programing Fadlan Hadii aad daneeneyso Link click ku sii si aad u hesho .
Mahadsanidiin
Ku baro programing afsomali adi jooga hoygaaga