19/08/2026
๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ฅ๐ข๐ง ๐ฃ๐๐๐ข๐ฒ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐,๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฎ๐ค๐ก๐ญ๐๐ซ ๐๐๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง,๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐ช๐๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐๐๐ข๐ฒ๐๐ฌ๐ก๐,๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ข๐ ๐
๐๐ซ๐๐ก,๐๐ฒ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ฌ๐ก๐๐ซ๐๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐ ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐, ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ค๐๐ซ๐ข๐ฆ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐๐ข๐ง.
Guddoomiyaha Jaamacadda SIMAD, Dr. Abdikarim Muhidin, ayaa si gaar ah uga hambalyey Mohamed Khalif Farah, oo ku guuleystay (DAAD Scholarship In Country/In-Region Sub Saharan Africa Scholarship 2026,) si uu Masterโs uga barto Embedded and Mobile Systems.
Mohamed Khalif Farah ayaa noqday ardayga keliya ee Soomaaliyeed ee ku guuleystay deeqdan sannadka 2026, taas oo ah guul weyn oo sharaf u ah isaga,iyo Qalin jabiyayaasha Jaamacadda SIMAD,guud ahaan Soomaaliya.
Guddoomiye Dr. Abdikarim ayaa sidoo kale bogaadiyay doorka muuqda ee Alumni-ga Jaamacadda SIMAD ay bulshada kaga jiraan, isaga oo xusay in qalin jabiyayaashu ay hormuud ka yihiin horumarka bulshada iyo dalka.
Ugu danbeyn xafiiska Naadiga Qalin jabiyayaasha Jaamacadda SIMAD,wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Mohamed Khalif Farah, isagoo ku dhiirrigelinaya inuu noqdo tusaale iyo dhiirrigelin ay jiilasha Soomaaliyeed ku daydaan.