Red Sea University - Galka'io Campus

Red Sea University - Galka'io Campus Red Sea University (RSU) is a private and non-profit university, with the main campus in Bosaso city

07/07/2026

Qaybta 3aad Taxanaha Maxkamadda Jilliinka Ah Ee Kulliyadda Shareecada Iyo Qaanuunka Jaamacadda Badda Cas

WARGELIN MUHIIM AHJaamacadda Badda Cas waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda, Jaamacadaha , Kuwa Dugsiga Sare Dhmmeeya...
02/07/2026

WARGELIN MUHIIM AH

Jaamacadda Badda Cas waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda, Jaamacadaha , Kuwa Dugsiga Sare Dhmmeeyay, cilmi-baarayaasha, in la qaban doono koorso (Course) ku saabsan Research Methodology (Habraaca Cilmi-baarista).

Koorsadani waxay socon doontaa 10 maalmood, iyadoo lagu baran doono aasaaska iyo hababka casriga ah ee cilmi-baarista, diyaarinta soo-jeedinta cilmi-baarista (Research Proposal), ururinta iyo falanqaynta xogta, iyo qorista warbixinnada cilmi-baarista.

Dhammaan daneeyayaasha waxaa lagu dhiirrigelinayaa inay ka faa'iidaystaan fursaddan muhiimka ah ee kor loogu qaadayo aqoonta iyo xirfadaha cilmi-baarista.

Koorsadu Waxay bilaananaysaa 4/7/2026 xarunta Magaalada Ee Jaamacadda RSU

Wixii Faahfaahin Dheeri Ah Wac
0907771468
0904888847
0907609591

Mahadsanidiin.

Xafiiska Diiwaangalinta Jaamacadda Badda Cas

30/06/2026

Qaybta 2aad: Maxakamadda Jilliinka ah ee ardayda Kulliyadda Shareecada iyo Qaanuunka, Jaamacadda Badda Cas.

War Murtiyeedka Shirka Ururka Jaamacadaha Puntland (APU)  2026
28/06/2026

War Murtiyeedka Shirka Ururka Jaamacadaha Puntland (APU) 2026

28/06/2026
28/06/2026

War Murtiyeedka shirka sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Ururka Jaamacadaha Puntland (APU) 2026

Waxaa Akhriyay Guddoomiyaha Jaamacadda Badda Cas Prof Mohamed Osman Noh

24/06/2026

Shirweynaha Guddoomiyaasha Jaamacadaha ee Ururka Jaamacadaha Puntland (APU) ayaa Martisoor Hotel, Garowe ka qabsoomaya 27ka June, 2026.

24/06/2026

Saddex maalin ayaa ka dhiman shirka sannadlaha ah ee Guddoomiyayaasha Jaamacadaha APU.


Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Badda Cas waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan tobanka arday ee ugu sarreeyey na...
12/06/2026

Maamulka iyo Macallimiinta Jaamacadda Badda Cas waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan tobanka arday ee ugu sarreeyey natiijada imtixaankii kalka labaad ee sannad-waxbarasheedka 2025–2026.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo horumar joogto ah.





Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907791655

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Red Sea University - Galka'io Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Red Sea University - Galka'io Campus:

Shortcuts

Share