JUSA - Jamhuriya University Students Association

JUSA - Jamhuriya University Students Association Jamhuriya University Students Association JUSA waa Bogga Midowga Ardayda Jaamacadda Jamhuuriya.

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ | ๐’๐„๐Œ๐ˆ๐๐€๐‘ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š (๐‰๐”๐’๐€) ๐จ๐จ ๐ค๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ...
27/08/2026

๐Ž๐†๐„๐˜๐’๐ˆ๐ˆ๐’ | ๐’๐„๐Œ๐ˆ๐๐€๐‘ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š (๐‰๐”๐’๐€) ๐จ๐จ ๐ค๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ง๐š๐ฒ๐š ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐ก๐š๐ช๐จ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š (๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐‘๐ž๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ & ๐‚๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ๐Ž๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐œ๐ž) ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š wuxa uu si rasmi ah ugu dhawaaqayaa Seminar muhiim ah oo loogu talagalay ardayda sanadkaan ka qalin-jabisay Jaamacadda Jamhuuriya.

๐’๐ž๐ฆ๐ข๐ง๐š๐ซ: ๐€ ๐†๐ฎ๐ข๐๐ž ๐ญ๐จ ๐€๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ฒ๐ข๐ง๐  ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐’๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ๐ฌ

Inta lagu guda jiro seminar-ka, qalin-jebiyaashu waxa ay heli doonaan hagitaan ku saabsan sida loo codsado looguna diyaar garoobo Master's Deree Scholarships, si ay u helaan fursado waxbarasho oo heer caalami ah.

Seminar-kaan waxaa bixin doona ๐‹๐ข๐›๐š๐ง ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐, oo ah khabiir dhanka waxbarashada iyo isgaarsiinta ah, isla markaana ah PhD Candidate iyo qof ku guuleystay deeqo waxbarasho oo caalami ah.

Seminar-kaan waxaa si gaar ah loogu talagalay ardayda sanadkaan ka qalin-jabisay Jaamacadda kuwaas oo doonaya diyaarinta Master's Degree weliba si bilaash ah.

๐Ÿ“ ๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐Ÿ‘ โ€“ ๐‰๐ˆ๐‚ ๐‡๐š๐ฅ๐ฅ
๐Ÿ“… ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: ๐Ÿ - ๐Ÿ— - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
โฐ ๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐€๐Œ

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š (๐‰๐”๐’๐€)wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ข oo loo doortay Gudd...
10/08/2026

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š (๐‰๐”๐’๐€)
wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ข oo loo doortay Guddoomiyaha Midowga Guddoomiyeyaasha Ardayda Jaamacadaha Gobolka Banaadir (๐Œ๐†๐€๐‰๐†๐).

Waxaan u aragnaa doorashadan mid ka turjumaysa kalsoonida iyo dadaalka ay hoggaanka ardaydu ku bixiyeen horumarinta iskaashiga, midnimada iyo matalaadda ardayda jaamacadaha Gobolka Banaadir.

Midowga ๐‰๐”๐’๐€ waxa uu si gaar ah ugu faraxsanyahay doorkii muuqda ee uu Guddoomiyaha Midowga JUSA ka qaatay aasaaska fikradda, diyaarinta iyo hirgelinta doorashadaan, isagoo qayb ka ahaa dadaalladii horseeday in la helo madal mideysa hoggaanka ururrada ardayda jaamacadaha Gobolka Banaadir.

Guddoomiye ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐€๐›๐๐ข soo dhowaw, waxa aana kuu rajaynaynaa in uu Alle kula garab galo shaqada iyo hawsha adag ee laguu igmaday.|

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐‰๐”๐’๐€ ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š โ€“ ๐†๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ.Khamiis 6, Agoosto 2026.Midowga Ardayd...
09/08/2026

๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐‰๐”๐’๐€ ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š โ€“ ๐†๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ.

Khamiis 6, Agoosto 2026.

Midowga Ardayda Jaamacadda Jamhuuriya (๐‰๐”๐’๐€) ayaa maanta qaabilay wafdi ka socday Midowga Ardayda ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š, ๐…๐š๐ซ๐š๐œ๐š ๐†๐š๐š๐ฅ๐ค๐š๐œ๐ฒ๐จ, kuwaas oo booqasho, shaqo iyo isbarasho ku yimid Jaamacadda Jamhuuriya.

Intii uu socday kulanku labada dhinac waxa ay yeesheen wada hadallo miro dhal ah, kuwaas oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ururrada ardayda, is dhaafsiga khibradaha, horumarinta hoggaaminta ardayda, iyo kobcinta xiriirka ka dhexeeya labada jaamacadood.

Sidoo kale, wafdiga waxaa lagu soo wareejiyay xarumaha kala duwan ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š, iyagoo booqday campus-yada iyo shaybaarrada (Laboratories) si ay ugu kuur galaan tayada waxbarashada iyo adeegyada jaamacaddu bixiso.

Gunaanadkii kulanka, waxaa lagu kala saxiixday heshiis iskaashi kaas oo saldhig u noqon doona wada-shaqeyn iyo barnaamijyo ay mustaqbalka si wadajir ah u fulin doonaan labada urur.

JUSA waxa ay si weyn ugu faraxsan tahay booqashadan qiimaha leh, waxa ayna aaminsan tahay in iskaashiga noocaan ah uu door muhiim ah ka qaadanayo horumarinta wax barashada dalka.

29/07/2026

๐‡๐ข๐ ๐ก๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐ญ๐ฌ ๐จ๐Ÿ ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฆ๐จ ๐ƒ๐š๐ฒ (๐„๐ƒ๐ƒ) | Maalinta Bandhigga Kulliyadda Injineerinka

Sawirro:  .Bixinta shahaadooyinka .Maamulka sare ee jaamacadda oo uu kamid yahay gudoomiyaha, hormuudka ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง...
28/07/2026

Sawirro: .

Bixinta shahaadooyinka .

Maamulka sare ee jaamacadda oo uu kamid yahay gudoomiyaha, hormuudka ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐ -๐ค๐š, xubna kasocday ๐‰๐”๐’๐€ iyo marti sharaf kala duwan ayaa ka soo qayb galay munaasabadda.

Maamulka jaamacadda iyo mas'uuliyiinta kulliyadda ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay ardaydii soo bandhigtay projects-ka, Qaban qaabiyaashii xafladda iyo ardaydii ugu dadaalka badnayd kulliyadda Sanadkii lasoo dhaafay.

Sawirro:  Bandhigga projects-ka ardayda kulliyadda injineeriya ee ๐„๐ง๐ ๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฆ๐จ ๐ƒ๐š๐ฒ.Waa hal abuurka iyo wax soosaarka ...
28/07/2026

Sawirro:

Bandhigga projects-ka ardayda kulliyadda injineeriya ee ๐„๐ง๐ ๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฆ๐จ ๐ƒ๐š๐ฒ.

Waa hal abuurka iyo wax soosaarka ardayda kulliyadda, kaas oo ah mid si sanadle ah u dhaca mar kasta

๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฆ๐จ ๐ƒ๐š๐ฒ.Guddoomiyaha midowga ardayda Jaamacadda Jahmuriya ee ๐‰๐”๐’๐€ oo ka qayb galay manaasabaddaMunaasabadda...
28/07/2026

๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฆ๐จ ๐ƒ๐š๐ฒ.

Guddoomiyaha midowga ardayda Jaamacadda Jahmuriya ee ๐‰๐”๐’๐€ oo ka qayb galay manaasabadda

Munaasabadda ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ฆ๐จ ๐ƒ๐š๐ฒ oo ah munaasabad lagu soo bandhigayay wax soo saarka iyo hal abuurka ardayda oo maanta ka qabsoontay campus-ka 3aad ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š ayuu guddoomiyuhu kula dardaarmay dhinacyadii kala duwanaa ee qaybta ka ahaa qaban-qaabada iyo qabashada xafladda.

Si gaar ah wuxuu guddoomiyuhu utaabtay muhiimadda ay leedahay maalintaan iyo in la dhiirri geliyo dadka hibada uleh waxa ay baranayaan.

Lasoco mar dhow qaybaha kale ee sawirrada munaasabadda ๐„๐ง๐ ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ซ๐ข๐ง๐  ๐ƒ๐ž๐ฆ๐จ ๐ƒ๐š๐ฒ.

Demo Day

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐Š๐Ž๐Ž๐—๐ƒ๐€ ๐Š๐”๐‹๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐„๐‚๐Ž๐Œ ๐Ž๐Ž ๐๐Ž๐๐Ž๐“๐€๐˜ ๐‡๐Ž๐‘๐˜๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐‰๐”๐’๐€ ๐‚๐”๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.Ururka Ardayda Jaamacadda Jamhuriya (๐‰๐”๐’๐€) wuxuu hamb...
28/07/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐Š๐Ž๐Ž๐—๐ƒ๐€ ๐Š๐”๐‹๐‹๐ˆ๐˜๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐„๐‚๐Ž๐Œ ๐Ž๐Ž ๐๐Ž๐๐Ž๐“๐€๐˜ ๐‡๐Ž๐‘๐˜๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐‰๐”๐’๐€ ๐‚๐”๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Ururka Ardayda Jaamacadda Jamhuriya (๐‰๐”๐’๐€) wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Kulliyadda ๐„๐‚๐Ž๐Œ oo ku guuleysatay koobka ๐‰๐”๐’๐€ ๐‚๐”๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, kaddib tartan iyo dadaal adag oo ay muujiyeen.

Koobkaan oo ahaa mid ka dhexeeyay dhammaan kulliyadaha, ahaana mid xiisihiisa iyo xamaasaddiisa wata in aad la hoyataan waxa ay muujinaysaa hadafka iyo yoolka dheer ee u degsanaa kulliyadda ๐„๐‚๐Ž๐Œ.

Waxaan sidoo kale u hambalyeynaynaa kooxihii kale ee tartanka ka qayb galay, kuwaas oo ka dhigay tartanka mid xiiso iyo tartan dhab ah leh.

Hambalyo mar kale Horyaalka ๐‰๐”๐’๐€ ๐‚๐”๐ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, Kulliyadda ๐„๐‚๐Ž๐Œ.

Address

Mogadishu
002526

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615588146

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JUSA - Jamhuriya University Students Association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to JUSA - Jamhuriya University Students Association:

Shortcuts

Share