Somali organization for Learning & Development-SOLD

Somali organization for Learning & Development-SOLD The Somali organization for learning and Development-SOLD was conceived in may 2018 with the mission to promote the growth of human resource professionals.

our slogan "Skills for Today and Tomorrow"

26/12/2025
Guddoomiyaha Shirkadda SOLD Wuxuu hambalyo u dirayaa๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—บ ๐—œ๐˜€๐—ฎ๐—ธ, oo dhawaan loo doortay Agaasimaha Shirk...
26/12/2025

Guddoomiyaha Shirkadda SOLD
Wuxuu hambalyo u dirayaa
๐—˜๐—ป๐—ด. ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ฒ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐—”๐—ฑ๐—ฎ๐—บ ๐—œ๐˜€๐—ฎ๐—ธ
, oo dhawaan loo doortay
Agaasimaha Shirkadda ๐…๐ˆ๐Š๐ˆ๐‘ ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‡๐ฎ๐›.

FIKIR waxay hoggaamin doontaa isbeddel hal-abuur leh oo waxtar u leh Dhalin-yarada Somaaliyeed, inshaa Allah.
Si aad ula socoto macluumaad dheer ah
Oo ku saabsan adeegyada shirkadda,
๐—ฏ๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฃ๐—ฎ๐—ด๐—ฒ ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ

https://www.facebook.com/share/17WnGnDk4d/?mibextid=wwXIfr

Lacagtu hal luqad kaliya bay ku hadashaa: ๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ข ๐ค๐ž๐ฒ๐๐ข๐ฌ๐จ ๐๐ž๐ซ๐ซ๐ข ๐š๐ง๐ข๐ ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š
01/08/2025

Lacagtu hal luqad kaliya bay ku hadashaa:

๐‡๐š๐๐๐ข๐ข ๐š๐š๐ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ข ๐ค๐ž๐ฒ๐๐ข๐ฌ๐จ ๐๐ž๐ซ๐ซ๐ข ๐š๐ง๐ข๐ ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐๐›๐š๐š๐๐ข๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š

Truth of life.
16/07/2025

Truth of life.

๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐‹๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐–๐š ๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐ˆ๐ˆ๐ž๐ฒ๐ก๐ข ๐‘๐š๐ฃ๐ข'๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง.Bahda SOLD, waxa ay si qoto dheer uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku ...
13/07/2025

๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐‹๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐–๐š ๐ˆ๐ง๐ง๐š๐š ๐ˆ๐ˆ๐ž๐ฒ๐ก๐ข ๐‘๐š๐ฃ๐ข'๐œ๐ฎ๐ฎ๐ง.

Bahda SOLD, waxa ay si qoto dheer uga tacsiyeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid Eng. Prof. Mohamed Abdi Enow, oo ka mid ahaa macallimiinta ugu caansan dalka ee dhigta Takhasuska Chemistry.
Marxumka wuxuu wax ka dhigayey qaar ka mid ah Jaamacadaha dalka sida: Jaamacadda Benaadir, Jazeera, iyo Jaamacadda Ummadda,

Waxaan leenahay Ehelkii, Ardaydii , Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay:
Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo.

Maxaad u taqaanaa Magaca geedkaan?
06/07/2025

Maxaad u taqaanaa Magaca geedkaan?


5 tan qodob u sameey hal cinwaan: 1. โŒ Eex & Qaraabo-kiil2. ๐Ÿ“ข Shaqooyinka oo aan si furan loo xayeysiin3. ๐Ÿง‘โ€๐ŸŽ“ Xirfad iyo...
02/07/2025

5 tan qodob u sameey hal cinwaan:

1. โŒ Eex & Qaraabo-kiil
2. ๐Ÿ“ข Shaqooyinka oo aan si
furan loo xayeysiin
3. ๐Ÿง‘โ€๐ŸŽ“ Xirfad iyo Tababar laโ€™aan
4. ๐Ÿข Musuq & dano gaar ah
5. ๐Ÿ“‰ Fursadaha shaqo oo xaddidan

Maxaad ka fahamtay xikmadaan kooban,  kana qiimaha badan 100 xikmadood.
02/07/2025

Maxaad ka fahamtay xikmadaan kooban, kana qiimaha badan 100 xikmadood.



Dardaaran ku socdo ganacsatada.. gates.
28/06/2025

Dardaaran ku socdo ganacsatada..
gates.

Video tilmaamayo wadaniyadda dhalinyarada Soomaaliyeed.
19/06/2025

Video tilmaamayo wadaniyadda dhalinyarada Soomaaliyeed.

๐ŸŽ“ Hambalyo Dhalinyarada Soomaaliyeed!Imtixaanka Fasalka 12-aad โœ”๏ธWaa bilowga safarkaaga guusha! ๐ŸŒŸAdigu waad awooddaa, mu...
19/06/2025

๐ŸŽ“ Hambalyo Dhalinyarada Soomaaliyeed!

Imtixaanka Fasalka 12-aad โœ”๏ธ
Waa bilowga safarkaaga guusha! ๐ŸŒŸ

Adigu waad awooddaa, mustaqbalkana adigaa leh.

๐Ÿ“š Qalin jebin maanta, hoggaan berri !!

haddii aad qalin jabisay
si aad ugu hambalyeyso ardayda kale
haddii aad dareen ku biirinayso

Address

Wadnaha Street Near Kpp
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615535751

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali organization for Learning & Development-SOLD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Somali organization for Learning & Development-SOLD:

Share