BMLT Batch 20th Plasma University

BMLT Batch 20th Plasma University waa bage ka rasmiga ah ee BMLT20th Plasma University.

07/02/2024

Sharxaad Kooban Ee Mandhecer Weynaha
Abdu Qader Abdurahman Plasma University


Large Intestine Consists of cecum, The four sections of the colon the ascending colon, transverse colon, descending colon, and sigmoid colon, lastly re**um, and a**l ca**l.
https://www.youtube.com/watch?v=1FTQOjVI5NE&t=101s

Dhaman Ardeyda Jamacada Plasma Kulyada BMLT Batch 20th Plasma University Waxa aan maanta Tacsida aan la qebsanena wallke...
07/11/2023

Dhaman Ardeyda Jamacada Plasma Kulyada BMLT Batch 20th Plasma University
Waxa aan maanta Tacsida aan la qebsanena wallkena, Abdifitah Ali
Oo maanta Aabihihiisa kugeriyooday Magalada Mogadishu ILLAH qabrigiisa Uwaasiciyo.

Innaa Lilaahi wa innaa ilaahi Rajicuun!Maamulka ,Macalliminta iyo Ardayda Jaamacadda Plasma waxa ay murugada la qayb san...
07/11/2023

Innaa Lilaahi wa innaa ilaahi Rajicuun!
Maamulka ,Macalliminta iyo Ardayda Jaamacadda Plasma waxa ay murugada la qayb sanayaan dhamman qoyska,Asxaabta iyo Bahda Jaamacadda Plasma geerida Ku timid Marxuum Ustad Mohamed Husein Osoble oo Kamid ahaa Barayaasha Jaamacadda Plasma.
Marxuumka Waxaan alle uga baryaynaa in jannadiisa u hibeeyo.
Alle ha u rahmado.

29/10/2023

Halkan Waa Plasma University, Deeq beey Bixisaa Boqolaa.
Plasma University
Idaajaa Show

14/09/2023
Dhaman Ardeyda Jamacada Plasma Kulyada BMLT Batch 20th Plasma University Waxa aan maanta Tacsida aan la qebsanena wallke...
14/09/2023

Dhaman Ardeyda Jamacada Plasma Kulyada BMLT Batch 20th Plasma University
Waxa aan maanta Tacsida aan la qebsanena wallkena Abukar.

ALLAH UNAXRIISTO AABO Mustaf Abuukar Gurey oo maanta kugeriyooday Magalada Muqadishu qabrigiisa ALLAH uwaasiciyo.

29/06/2022

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
GUURKIINA GURI QEYR GURIGIINA GURI NAGI
DR ABU ZEEKA AB & MLT- SALMA H AWEIS.

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BMLT Batch 20th Plasma University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share