19/08/2026
๐๐๐ซ๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐๐๐
๐๐จ๐ง๐ฆ๐ waxay si rasmi ah u soo gabagabeysay ๐ ๐ฎ๐๐๐ฒ๐ฟ ๐๐น๐ฎ๐๐-๐ธ๐ฎ โ๐๐ฟ๐ฎ๐ฝ๐ต๐ถ๐ฐ ๐๐ฒ๐๐ถ๐ด๐ป ๐๐ถ๐๐ต ๐๐ ๐ฃ๐ผ๐๐ฒ๐ฟ๐ฒ๐ฑโ, oo diiradda lagu saarayay adeegsiga ๐๐ iyo farsamooyinka casriga ah ee Graphic Design-ka.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa ๐๐ป๐ด๐ฟ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ ๐ผ๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ (๐๐ป๐ด๐ฟ. ๐ช๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ฟ), ๐ ๐๐น๐๐ถ-๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ & ๐ฆ๐ฒ๐ป๐ถ๐ผ๐ฟ ๐๐ฒ๐ฐ๐๐๐ฟ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ ๐ฆ๐ผ๐ฑ๐ฒ๐บ๐,oo aqoontiisa iyo khibraddiisa la wadaagay ka-qaybgalayaasha.
Sidoo kale, mahadnaq iyo bogaadin ayaan u diraynaa dhammaan ardaydii iyo ka-qaybgalayaashii sida wanaagsan uga soo qeyb galay oo wax faaโideysatay.
๐๐จ๐ง๐ฆ๐ โ ๐๐ป๐ผ๐๐น๐ฒ๐ฑ๐ด๐ฒ, ๐ฆ๐ธ๐ถ๐น๐น๐ & ๐๐ป๐ป๐ผ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป.