Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School

Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School, Community College, Suuqa Xoolaha, Dhabarka Danbe ee Baar Jowhar/Yaaqshiid, Mogadishu.

Sawirada qeybta 1aad Xafladda sagootinta dufcadda 20 aad ee dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School
09/06/2026

Sawirada qeybta 1aad Xafladda sagootinta dufcadda 20 aad ee dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School

25/05/2026

Maamulka , macalimiinta Iyo ardeyda Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary waxey ka mahad celinayaan booqashadii taarikhiga aheyd ee dhiiri galinta iyo dardaaran guud fasalka 12aad ee dufcada 20aad.Booqashadiinnu waxay noo ahayd dhiirigelin iyo sharaf weyn.
Dr:Husein Ahmed salaad iyo cali xasan maxamed( cali mowjud)

20/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, waxa ay halkan ku shaacineysaa Jadwalka rasmiga ah ee lagu gali doono Imtixaanka Qaranka 2026

Wixii faahfaahin kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

20/05/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay la wadaageysaa, ardayda, macallimiinta, maamuleyaasha, waalidiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada, in Imtixaanka Qaranka sannadkan la gali doono 20ka Juun ilaa 25ka Juun 2026.

DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Xafiiska Warfaafinta
Abdiaziz Wali
[email protected]

19/05/2026

Xafladda sagootin fasalka 11aad(B,T,J iyo X) ee dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School

Xaflada sagootinta class Form-3 ee dugsiga sare  Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School sanad dugsiyeedka 2025_20...
15/05/2026

Xaflada sagootinta class Form-3 ee dugsiga sare Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School sanad dugsiyeedka 2025_2026

27/03/2026

Iyadoo laga duulayo wadatashiyadii bahda waxbarashada iyo falanqaynta heerka fulinta manhajka iyo dhammaystirka casharrada, waxaa la isla qaatay in imtixaanka Dugsiga Dhexe ee Gobolka Banaadir la qaado maalmaha 15 ilaa 18 Juun 2026.

Dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo maamullada dugsiyada ha u diyaar garoobaan.

CIID WANAAGSANDhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabad...
20/03/2026

CIID WANAAGSAN

Dhammaan umadda Muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed waxaan idinkugu hambalyeynaynaa munaasabadda Ciidul Fidriga.

Address

Suuqa Xoolaha, Dhabarka Danbe Ee Baar Jowhar/Yaaqshiid
Mogadishu
00000

Telephone

+252617467978

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School:

Share