24/06/2026
Zamzam University of Science and Technology
๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐บ๐๐ฎ๐บ ๐ผ๐ผ ๐๐ผ๐ด๐ด๐ฎ๐ฎ๐บ๐ถ๐ป๐ฒ๐๐๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฐ๐น๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ฟ๐ฒ ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ
Jaamacadda Zamzam ee Culuumta iyo Teknoolajiyadda (ZUST) ayaa noqotay jaamacadda ugu saameynta badan Soomaaliya dhinaca Yoolalka Horumarka Waara (SDGs) , isla markaana kaalinta 1aad ka gashay Dhamaan Jaamacadaha Soomaliya, Sidoo kalane kaalinta 6-aad ka gashay dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC), ee qiimeynta Times Higher Education Sustainability Impact Ratings 2026 (oo ah Qiimaynta ugu caansan Jaamacadaha Adduunka).
Qiimeyntan oo ku saleysan heerka ay jaamacaduhu uga qeyb qaataan hirgelinta Yoolalka Horumarka Waara (SDGs) ee Qaramada Midoobay, ayaa muujineysa doorka muuqda ee Jaamacadda Zamzam ka qaadaneyso horumarinta waxbarashada, cilmi-baarista, adeegga bulshada, yareynta saboolnimada, isbedelka cimilada iyo kobcinta horumar waara ee Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka.
๐๐ฎ๐บ๐ฏ๐ฎ๐น๐๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฑ๐ฎ, ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐น๐ถ๐บ๐ถ๐ถ๐ป๐๐ฎ, ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐พ๐ฎ๐น๐ถ๐ป-๐ท๐ฎ๐ฏ๐ถ๐๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐บ๐๐ฎ๐บ.