Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University

Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University HORN OF AFRICA UNIVERSITY (HAU) is nonprofit, Non-governmental educational institution, founded By group of intellectuals on 15 March, 2011.

Equipped with sufficient experience and familiarity With institutional status both locally and regionally,

waxaan Hambalyo leenahay ardaydii gashay sadexda kaalin ee ugu sareesa Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga sare.Is Diiwa...
15/08/2026

waxaan Hambalyo leenahay ardaydii gashay sadexda kaalin ee ugu sareesa Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga sare.

Is Diiwaan gelinta waa ay socota
Fadlan soo booqo xarumaha Jaamacadda Geeska Afrika.

Academic Year 2026-2027
Peopels University HAU


Horn of Africa University
Peoples University

๐ŸŽ“  ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐ ๐ŸŽ“  Geeska Afrika waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda soomaaliyeed ee ka gudbay ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ...
15/08/2026

๐ŸŽ“ ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐Ž๐†๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐ ๐ŸŽ“
Geeska Afrika waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa ardayda soomaaliyeed ee ka gudbay ๐ข๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐ฌ๐š๐ซ๐ž gaar ahaan ardayda gashay kaalmaha sare.

๐Ÿ‘ Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa ardayda, waalidiintooda, macallimiintooda iyo dhammaan dugsiyada ay kusoo waxbarten.


Horn of Africa University
Peoples University

Is Diiwaan gelinta waa ay socotaFadlan soo booqo xarumaha Jaamacadda Geeska Afrika.Academic Year 2026-2027Peopels Univer...
11/08/2026

Is Diiwaan gelinta waa ay socota
Fadlan soo booqo xarumaha Jaamacadda Geeska Afrika.

Academic Year 2026-2027
Peopels University HAU

 Geeska Afrika  waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa Dr. Maxamuud Axmed Jimcaale, oo loo magacaabay guddoomiya...
24/07/2026

Geeska Afrika waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa Dr. Maxamuud Axmed Jimcaale, oo loo magacaabay guddoomiyaha Guddiga Qaranka ee Tacliinta Sare.
Waxaana leenahay xilka culus ee laguu Magacaabay Allaha kula garab galo oo kugu guuleeysiiyo hawsha muhiimka ah ee ku hor taalla insha allah.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo !!!! Maamulka, macallimiinta iyo bahda HAU waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dira...
24/07/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo !!!!

Maamulka, macallimiinta iyo bahda HAU waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan ardaygeena oo ku guuleysatay imtixaanka sharciga kana galay Kaalinta.. #4.

Guusha ma aheyn mid si fudud ku timid, waxayna muujineysaa dadaal, karti, aqoon iyo Allah oo garabkaada marwalba ahaa.

Waxaan ku rajaynaynaa mustaqbal kan kawanaagsan iyo guulo intaan kabadan, Allaha garabkaada ha galo, hana kaa yeelo midkii ka shaqeeya horumarka iyo garsoor caddaaladeed.

  dhammaan umada Soomaaliyeed.... maalinta xoriyada..Gobolada Waqooyi...ee soomaaliya!  Admission .Open HAU 2026/2027.Pe...
25/06/2026

dhammaan umada Soomaaliyeed.... maalinta xoriyada..Gobolada Waqooyi...ee soomaaliya!

Admission .Open
HAU 2026/2027.
People's University.
.

  dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee uso dhamaaday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad!    idiin rajayneenaa Mustaqb...
25/06/2026

dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee uso dhamaaday imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad!
idiin rajayneenaa Mustaqbal wanaagsan..Insha allah!.

Admission .Open
HAU 2026/2027
People's University.

 HORN OF AFRICA UNIVERSITY     .       HAU
01/06/2026


HORN OF AFRICA UNIVERSITY


.
HAU

Address

KM4, Opp. Hanano Hospital
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+25261850900

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Jaamacadda Geeska Afrika Horn of Africa University:

Shortcuts

Share