Jobkey University Online Center

Jobkey University Online Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jobkey University Online Center, College & University, Hodan, Tarbuunka Street Mogadishu, Mogadishu.

Xarunta dhexe ee jaamacada Jobkey University waxaan ku soo dhoweyney qaar ka mid ah ardayda wax ku barata habka fogaan d...
04/02/2026

Xarunta dhexe ee jaamacada Jobkey University waxaan ku soo dhoweyney qaar ka mid ah ardayda wax ku barata habka fogaan deriga waxaan soo dhoweyey maamulka jaamacada Jobkey University Online Center jaamacada jobkey waxaa mar walbo diyaar u tahay in ay u adeegto bulshada soomaaliyeed meel kasto ay joogaan

03/02/2026

Waxaan xarunta dhexe ee jaamacada Jobkey University ku soo dhoweyney qaar ka mid ah ardayda wax ku barata habka fogaan dersiga kuwaas oo ka yimid magaalooyinka kismaayo iyo jowhar waxaana soo dhoweyeey maamulka jaamacada Jobkey University Online Center waxaana u suurto gashay in ay arkaan hormarka jaamacada ay sameysey
Jaamacada jobkey waxa mar walbo garab u tahay bulshada soomaaliyeed meel kasto ay joogaan

Xaruunta dhexe Jaamacadda waxaa inooga bilaawdaay difaacashada 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞-𝐤𝐚 𝐤𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐚.Munaasabad...
02/02/2026

Xaruunta dhexe Jaamacadda waxaa inooga bilaawdaay difaacashada 𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞-𝐤𝐚 𝐤𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐭𝐚.

Munaasabad uu soo qaban qaabiyay xafiska Online-ka Jaamacada, waxaa ka qeyb galay xafiska Cilmi-baarista Jaamacadda, Hormuudyada kulyadaha iyo Mamaulka Jaamacadda ayaa lagu dhageystay, loogana dooday buuga qalin jabiyaasha oo ka dhacay xaruunta weyn ee Jaamacadda oo ay isugu yimaadeen ardayda wax ku barata aqoon darsiga ( Distance Learning).

Ardayda aanan joogin wadanka, waxaa ay heli doonaan fursado ay ku difaacan karaan hab Online ah.
Maamulka Jaamacadda ayaa wakhti iyo aqoonba galiyay qeybta Online-ka Jaamacada oo ardayda dhigata ay si joogta ah u helaan casharo, tababaro iyo aqoon is weydaarsi guud.

13/01/2026

Ismaciil rashiid oo ka mid ah ardayda dhigta Jobkey University Online Center ayaa mahad celin u jeediyey maamulka iyo macalimiinta jaamacada Jobkey University oo fursadaas siiyey

Ku soo dbawaada xaruunteena Online Jaamacadda, waxaad heli kartaa takhasus badan oo aad ku baran karto habka 𝐟𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚...
09/01/2026

Ku soo dbawaada xaruunteena Online Jaamacadda, waxaad heli kartaa takhasus badan oo aad ku baran karto habka 𝐟𝐨𝐨𝐠𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 (𝐃𝐢𝐬𝐭𝐚𝐧𝐜𝐞 𝐋𝐞𝐚𝐫𝐧𝐢𝐧𝐠)
Fadlan nala soo xariir si aad u hesho warbxin dhameystiran.Wac tell 0617600010/0614417474.


18/12/2025

Fartuun cabdi waxa ay ka mid tahay ardayda fogaan_darsiga Jobkey University Online Center waxey soo booqatey xarunta dhexe ee jaamacada Jobkey University waxeyna u mahadcelisey maamulka iyo macalimiinta jaamacada ee fursad u siiyey in ay waxbarato iyadoo joogto gurigeeda

04/11/2025

Gudoomiyaha Jaamacadda Dr. Abdiaziz Agane Abdisamed ayaa shir-gudoomiyay shirka bilaha ah.
Kulankaan oo ka dhacay hoolka shirarka Jaamacadda ayaa lagu soo bandhigay wax-qabadka xafisyada kala duwan ee Jaamacadda bishii tagtay ee October.





Waxaa si wanaagsan nooga socda diiwaan gelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025_2026 Jobkey University Online Cen...
15/10/2025

Waxaa si wanaagsan nooga socda diiwaan gelinta ardayda cusub ee sanad dugsiyeedka 2025_2026 Jobkey University Online Center ku dooro tayo iyo tacliin

08/10/2025
05/10/2025

Wakhtiga Diiwaan galinta waxaan ku kor-dhinay mudo 20 maalin ah.
Dhamaan ardayda cusub waxaan siinay fursad ay isku soo diiwaan galin karaan ilaa 25ka bisha.
Fadlan ka faaideysta qiima dhimis 50% sanadkaan dhamaan Kulyadaha Jaamacadda.
Ardayda mashquulsan waxaa ay heli karaan Online Education oo u suuragalinaa in ay wax ku bartaan.
Nagu soo booqo Xafiska Diiwaan galinta ama nagala soo xariir 0617600010/0616928888/0612715578.

04/10/2025

Address

Hodan, Tarbuunka Street Mogadishu
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jobkey University Online Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share