26/03/2026
Qaar kamid ah ardaydeena ayaa qaatay tababar ku saabsan Maareynta Hawada iyo Amniga Duulista, kaasi oo ka qabsoomay xarunta Hayβadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.Tababarka ayaa waxaa bixiyey khubarro iyo macallimiin ka socda Hayβadda Duulista Rayidka Soomaaliyeed.