كلية العلوم الإسلامية والعربي- Darul Hikmah Universitu-DHU

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • كلية العلوم الإسلامية والعربي- Darul Hikmah Universitu-DHU

كلية العلوم الإسلامية والعربي- Darul Hikmah Universitu-DHU تهدف الكلية إلى إعداد جيل مسلم صالح لنفسه وأمته، وتعليمه العلوم النافعة.

عيد مبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال ❤️🙏
30/03/2025

عيد مبارك كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال ❤️🙏

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐥𝐮𝐮𝐦𝐭𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 Waxaa noo soo idlaaday tartanka aqoonta guud ee bisha Ramadaan, tartankan ayaa ah ...
15/03/2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐂𝐮𝐥𝐮𝐮𝐦𝐭𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚

Waxaa noo soo idlaaday tartanka aqoonta guud ee bisha Ramadaan, tartankan ayaa ah mid si sanadle loogu qabto xaruunta dhexe ee Darul Hikmah University-DHU -DHU waa sanadkiisi 4aad.
Waxaa sanadkan ka qeyb galay dhammaan kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda,
waxaana final ka isku soo aaddey kooxda Kulliyadda Culuumta Caafimaadka iyo Kulliyadda Culuumta Islaamka, waxa ay guushu raacday Kulliyadda Culuumta Islaamka كلية العلوم الإسلامية والعربي- Darul Hikmah Universitu-DHU

















________________
MAJDA OFFICE
[email protected]
15/March/2025
Mogadishu-Somalia

Tartan Aqooneedka Sanadlaha ah ee kulliyadaha Jaamacadda oo ay qabanaysay xukuumadda Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xi...
15/03/2025

Tartan Aqooneedka Sanadlaha ah ee kulliyadaha Jaamacadda oo ay qabanaysay xukuumadda Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA ayada oo ay kaashaneysay xafiiska arimaha ardada ee Darul Hikmah University-DHU ay ku tartamayeen dhammaan kulliyadaha Jaamacadda .

Ugu danbeyn waxaa tartanka sanadkaan ku guuleystay Kulliyadda Culuumta Islaamka iyo Carabiyadda.








Maalinta 7aadWaxaa si maalinle ah u socda   ka oo la gaarsiiyo boqollaal qof maalin kasta oo kamid ah bisha Ramadaan.Wax...
08/03/2025

Maalinta 7aad
Waxaa si maalinle ah u socda ka oo la gaarsiiyo boqollaal qof maalin kasta oo kamid ah bisha Ramadaan.

Waxaa maalinta 7aad si weyn uga qeyb qaatay Kulliyadda Culuumta islaamiga iyo Carabiyada ee DHU, oo horkacaya Guddoomiyaha Kulliyadda Mudane Shaafie Ahmed .

Barnaamijkan kheyriga ah wuxuuna Socon doonaa 30 ka Maalmood ee bisha Ramadaan Haduu Alle Idmo.










________________
MAJDA OFFICE
[email protected]
07/March/2025
Mogadishu-Somalia

MUSHARAX MADAXWAYNE UTARTAMAYA XUKUMADA7AAD ee MAJDA.  [2025 __ 2026]M.r   Kana tartamaya kulliyada culuumta islaamka iy...
12/02/2025

MUSHARAX MADAXWAYNE UTARTAMAYA XUKUMADA
7AAD ee MAJDA. [2025 __ 2026]
M.r
Kana tartamaya kulliyada culuumta islaamka iyo carbica

( Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA )
Hikmah University-DHU

28/01/2025
MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.Qaar kamid ah shahaadoyiin ay ardada gudoonlsiiyeen macallimiinta Da...
22/11/2024

MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.

Qaar kamid ah shahaadoyiin ay ardada gudoonlsiiyeen macallimiinta Darul Hikmah University-DHU munaasabadda Maalinta Macallimiinta oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA.

"Macalinkeen Allaw kaal, macalinkiis Allaw kaal"
Mahadsanid macallin abaalkaaga lamasoo koobi karo.



MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.Waxaa si qurux badan noogu soo gabo gaboobay munaasabadda Maalinta M...
22/11/2024

MUNAASABADDA XUSKA MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED.

Waxaa si qurux badan noogu soo gabo gaboobay munaasabadda Maalinta Macallinka oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA.

"Macalinkeen Allaw kaal, macalinkiis Allaw kaal"
Mahadsanid macallin abaalkaaga lamasoo koobi karo.

Qaar ka midah sawirada Munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee lagu qabtay xarunta dhexe Darul Hikmah University-DHU.



Hambalyo maalinta macalimiinta Soomaaliyeed 21 November
20/11/2024

Hambalyo maalinta macalimiinta Soomaaliyeed 21 November

27/09/2024

Qaar Kamid ah ardayda Kuliyaddaha kala Duwan ee Darul Hikmah University-DHU ayaa halkaan ku muujiyay dareenkooda ku aadan Sanad waxbarasheedka cusub iyo soo dhaweynta ardayda Ku soo biirtay Jaamacada sanad dugsiyeedka 2024-2025.




22/09/2024

Guddomiyaha Midowga kulliyadda culuumta Islaamiga iyo Carabiga Mudane Shaafie Ahmed oo muujiyay dareenkiisa ku aadan dib ubilaabashada sanad waxbarashed ka 2024_2025 ee Jaamacadda una hambalyeeyay ardada sanadkan ka qalin jabisy Kuliuadda kuna soo dhaweeyay dhamman cid kasto oo danaynaysa waxbarasho.


Darul Hikmah University-DHU
Midowga Ardada Jaamacadda Daarul Xikmah-MAJDA

Address

Warshadaha Street, Howlwadag District
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when كلية العلوم الإسلامية والعربي- Darul Hikmah Universitu-DHU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share