23/07/2026
📢 *SEMINAR INVITATION | FENG – SIMAD UNIVERSITY*
FORM VS FUNCTION: Should Aesthetics or Performance Lead Construction?
Dhismayaasha waaweyn ma waxaa lagu xusuustaa quruxdooda, mise waxaa lagu qiimeeyaa waxqabadkooda?
Qarnigan casriga ah, injineerrada iyo naqshadeeyayaashu waxay wajahaan su’aal muhiim ah: Quruxda muuqaalka iyo hal-abuurka ma mudan yihiin inay hoggaamiyaan mashruuca, mise tayada, adkeysiga, iyo waxqabadka ayaa ah mudnaanta koowaad?
Si aan jawaabo qoto dheer uga helno dooddan xiisaha badan, waxaan marti ku nahay:
🎤 Eng. Mahdi Yuusuf Cabdi
PMP®️, PMI-PMOCP™️, PMI-RMP®️, PMI-CP™️
Khabiir leh in ka badan 10 sano oo waayo-aragnimo ah dhinacyada Project Management, Risk Management, Construction, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, iyo hoggaaminta barnaamijyada injineernimada.
📅 *Date: 25/07/2026*
🕒 *Time: 03:00 PM*
📍 *Venue: SIMAD University – Town Campus, Floor 8, Cinema Room*
🏅 ‘Certificate of Participation’ ayaa la siin doonaa dhammaan ka qaybgalayaasha.
💭 Ku soo biir doodda qeexaysa mustaqbalka dhismaha!
📝 Register here:
https://forms.gle/wPA5zetuL2ADoZ9aA