Hiu Alumni Network

Hiu Alumni Network HIU Alumni Network(HAN)

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨.Gudoomiyaha, gudigiisa iyo dhamaan bahda qelinjebiyaasha jmcada Horseed International waxay...
29/08/2025

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨.

Gudoomiyaha, gudigiisa iyo dhamaan bahda qelinjebiyaasha jmcada Horseed International waxay farxada la qeybsanayaan Teamka jamacada oo kusoo guuleystay koobka midowga jmcadaha.

Gudoomiyaha waxaa u hambalyo diiran u dirayaa dhamaan macalimiinta iyo ciyaartoydii juhdiga iyo dadaal ku bixiyeen siday u hanan lahaayeen koobkaan Hambalyo HIU championsπŸ†.πŸ‘πŸ‘

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨.Dhamaan Naadiga Qalinjabiyaasha ee Jaamacada HIU waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaanEng...
28/08/2025

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨.

Dhamaan Naadiga Qalinjabiyaasha ee Jaamacada HIU waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan
Eng. Abdirahman M. Jeilani oo ku guuleystay abaal marinta Best Editor award ( muuqaal sameeyaha ugu wanaagsan Astaan TV.

Eng. Abdirahman Mohamed jeilani waxaa uu ka mid ahaa ardayda ka qelin jebiyay jaamacada Horseed International University faculty of computer science and Information Technology sanadkii 2017.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenada naadiga qelinjebiyaasha ee Jaamacada horseed ayaa ka q...
20/08/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenada naadiga qelinjebiyaasha ee Jaamacada horseed ayaa ka qeyb galay oo daawada ka ahaa kulankii semi finalka ee ay ciyaaraayeen xulka naadiga Horseed, ayaa guul kasoo gaaray dhigooda xulka naadiga jazeera, sidaasna finalka ay ku gaareen xulkan naadiga Horseed university.πŸ’ͺπŸ’ͺ

Gudoomiyaha oo dhiiro gelin siiyay ardayda xulka naadiga Horseed ayaa ugu danbeen ugu mahad celiyay guushii weyneed ay ka gaareen dhigooga naadiga kale Hambalyo HambalyoπŸ‘πŸ‘

.

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨.Dhamaan Naadiga Qalinjabiyaasha ee Jaamacada HIU waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaanMr....
16/08/2025

π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨, π‡πšπ¦π›πšπ₯𝐲𝐨.

Dhamaan Naadiga Qalinjabiyaasha ee Jaamacada HIU waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan
Mr. Mohamed Dhure Ali oo soo afmeeray heerka labaad ee waxbarashada jaamacada (𝐌𝐚𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐨𝐟 project planning management MPPM) kana qalinjebiyay Jaamacadda 𝐊𝐚𝐦𝐩𝐚π₯𝐚 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐒𝐨𝐧𝐚π₯ π”π§π’π―πžπ«π¬π’π­π² ee waddanka Uganda.

Mr. Mohamed Dhure Ali waxuu heerka koowaad ee waxbarashada jaamacada ka dhameeyay Kulliyada Social science department Public Administration ee Jaamacadda HIU

21/07/2025

Qalin iyo Qarni! πŸ–‹οΈπŸŽ“

Maanta ma ahan kaliya maalin difaacasho ah, waa maalin taariikhi ah oo uu maskax, hal-abuur iyo halgan isugu tegeen. Ardayda HIU ee qalinjebinaysa, waxaad tihiin hogaamiyeyaasha berri. Cilmigiinnu ha iftiimiyo mustaqbalka!

HIU Alumni – Halyeeyada Horumarka!

Waxaan hambalyo diiran hawada u marineenaa ardayda   oo difaacday buugooda  jmcada waxaan kusoo dhaweeneena madasha naad...
21/07/2025

Waxaan hambalyo diiran hawada u marineenaa ardayda oo difaacday buugooda jmcada waxaan kusoo dhaweeneena madasha naadiga qelinjebiyaasha ee HIU Alumni(HAN).

Mustaqbal ifaayo ayaa u rajeeneena dhamaan ardayda qelinjebiyaasha.πŸ‘πŸ‘

Hambalyo Hambalyo leenahay ardayda   oo difaacday buugooda jmcada waxaan kusoo dhaweeneena madasha naadiga qelinjebiyaas...
21/07/2025

Hambalyo Hambalyo leenahay ardayda oo difaacday buugooda jmcada waxaan kusoo dhaweeneena madasha naadiga qelinjebiyaasha ee HIU Alumni(HAN).

Address

Somali
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiu Alumni Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share