Ururka Midowga ardayda iskuulka mujamal UMAM

Ururka Midowga ardayda iskuulka mujamal UMAM Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Midowga ardayda iskuulka mujamal UMAM, College & University, Mogadishu.
(1)

� UMAM – Midowga Ardayda Mujamal �
Codka & mideynta ardayda Mujamal ��.
� Warbixinno | Tartamo | Horumar | Fursado

Nala soco si aad ula jaanqaado hal-abuurka iyo guulaha ardayda! �

Hambalyo Hambalyo Hambalyo congratulations  👏Mujamal Primary And Secondary school
25/02/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo congratulations 👏
Mujamal Primary And Secondary school

Anagoo ku hadleyna magaca dhammaan ardayda Mujamal Primary and Secondary School, waxaan maanta u diraynaa hambalyo, duco...
21/11/2025

Anagoo ku hadleyna magaca dhammaan ardayda Mujamal Primary and Secondary School, waxaan maanta u diraynaa hambalyo, duco iyo mahadnaq dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed 🎉❤️.

Gaar ahaan macalimiinta sharafta leh ee Mujamal, oo maalin walba na barbaariya, na wacyigeliya, noo hurana waqtigooda iyo dadaalkooda 🏫🤍.

Waxaad tihiin iftiinka na hogaamiya, tiirka aqoonta bulshada, iyo quruxda dhisaysa jiilka berri hogaamin doona 🔥📘.

Samirkiinna, dulqaadkiinna iyo jacaylka aad u haysaan ardayda waxa uu abuuraa mustaqbal wanaagsan oo ifaya 💡🌍.

Ururka Midowga Ardayda Mujamal wuxuu idiin rajeynayaa khayr, caafimaad iyo barako dhammaan macalimiinta qiimaha badan 🤲💐.

Waxaan idin leenahay: “Macalinku waa hodanka aan dahabka haysan balse qalbiyada dhalaaliya.” ✨💛

Hambalyo Maalinta Macalinka Soomaaliyeed! 🎊📚
Waad qiimo badan tihiin — waadna naga mudan tihiin ixtiraam aan dhamaad lahayn. 🤗🌹 Mujamal Primary And Secondary school Ururka Midowga ardayda iskuulka mujamal UMAM .

Hambalyo dhammaan Macallimiinta soomaliyeed
Waxa aan idin kugu hambalyeyneenaa Munaasabaadaan 21 november oo ku asteesan maalinka macallinka soomaaliyeed
MACALLINKEEN ALLOW KAAL

21/11/2025

Hambalyo dhammaan Macallimiinta soomaliyeed
Waxa aan idin kugu hambalyeyneenaa Munaasabaadaan 21 november oo ku asteesan maalinka macallinka soomaaliyeed
MACALLINKEEN ALLOW KAAL

13/10/2025

Somalia 🇸🇴 flag's day 🇸🇴

12/10/2025
07/09/2025
Isku soo noqod wanaagsan dhammaan ardayda Mujamal Primary And Secondary school
29/08/2025

Isku soo noqod wanaagsan dhammaan ardayda Mujamal Primary And Secondary school

Ogeysiis Ogeysiis dhammaan macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda waxa la ogeysiinanyaa in
Berri oo ah 30 ka bisha August uu dib u furmi doono iskuulka
Waxana noo billaaban doona sanad dugsiyeedka 2025/2026
Isku soo noqod wanaagsan

28/08/2025

🌟 Ku soo dhowaada Bogga Rasmiga ah ee UMAM – Midowga Ardayda Mujamal! 🌟

Asalaamu Calaykum dhamaan ardayda, macallimiinta, waalidiinta & taageerayaasha waxbarashada 💙📚.

Boggaan waxaa loogu talagalay:
✅ In lagu mideeyo codka ardayda Mujamal
✅ In lagu wadaago warbixinno, tartamo, iyo guulo ardayda
✅ In lagu dhiirrigeliyo hal-abuurka, wadajirka & horumarka

UMAM waa ururka idinka idin matala, codkiinna kor u qaada, kuna hogaamiya midnimo iyo guul 🚀✨.

Nala soco si aad ula jaanqaado safarka cusub ee ardayda Mujamal! 💪🎓


Ururka Midowga ardayda iskuulka mujamal UMAM

Address

Mogadishu
009

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Midowga ardayda iskuulka mujamal UMAM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share