28/02/2026
Ardayda Faculty of Engineering, gaar ahaan ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ee ๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ญ๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ , ayaa soo bandhigay dhismayaal macmal ah oo gacanta lagu sameeyay, taasoo ka mid ahan shaqooyinkooda waxbarasho (๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ๐ฌ) ee la xiriira naqshadeynta dhismayaasha (๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ญ๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง).
Tani waxa ay ka tarjumaysaa qaabka waxbarasho ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud ay ugu diyaarinayso ardayda xirfadaha muhiimka u ah in ay mustaqbalka kaalin muuqata ka qaataan horumarinta iyo qurxinta magaalooyinkeena.
---
Students from the Faculty of Engineering, particularly the ๐
๐ข๐ซ๐ฌ๐ญ ๐๐๐ญ๐๐ก ๐จ๐ ๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ญ๐๐๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ, presented hand-crafted architectural models as part of their academic course projects in Architectural Design.
This reflects Hormuud University's student-centered learning approach, which focuses on equipping students with the essential practical and creative skills needed to play a meaningful role in the future development and aesthetic growth of our cities.