Faculty of Arts & Social Sciences - Hormuud University

Website

Faculty of Arts & Social Sciences - Hormuud University This is the official page of the Hormuud University's โ Faculty of Arts & Social Sciences

12/09/2026

Sheeko kasta waxay leedahay dad ka dambeeya maqalkeeda iyoo muuqeeda, dad fikradda u beddela cod iyo sheeko la dareemi karo.

๐‚๐จ๐ฅ๐๐จ๐จ๐ง waa taxane ay ka shaqeeyeen hal-abuurayaal iyo xirfadlayaal ka aflaxay Faculty of Arts & Social Sciences ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud, kuwaas oo isku biiriyey aqoon, hal-abuur, isla markaana si xirfadaysan sheekadaan u keenay shaashadaha.

Ka bilow mustaqbalkaaga ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud oo ka mid noqo bulsho ku suntan tacliin tayo leh, cilmi-baaris, hoggaamin, hal-abuur, iyo horumarinta xirfadaha lagama maarmaanka u ah mustaqbalka.

Nagu soo booqo xarumaheenna, hana seegin fursadda aad ku dhisan lahayd mustaqbalkaaga:
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐š ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Villa Baidoa, Wadajir District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ '๐ˆ๐ฅ๐ฆ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM6, Hodan District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM13, Kaxda District, Mogadishu, Somalia

Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp-ka: +252 613 311 119 / +252 771 719 934 ama booqo website-ka Jaamacadda: https://hu.edu.so/ug_brochure_page

Ka daawo taxanahaan: nasiye.com/app

08/09/2026

Faculty of Arts & Social Sciences ee ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud ma ahan oo keliya kuliyad ay ardaydeenu ka bartaan aqoon, balse waa meel lagu dhiso xirfad, khibrad iyo mustaqbal, taasoo badanaa ardaydeennu, iyagoo jaamacadda wax ka baranaysa, ayee haddana si toos ah uga shaqeeyaan.

Ka bilow mustaqbalkaaga ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ oo ka mid noqo bulsho ku suntan tacliin tayo leh, cilmi-baaris, hoggaamin, hal-abuur, iyo horumarinta xirfadaha lagama maarmaanka u ah mustaqbalka.

Nagu soo booqo xarumaheenna, hana seegin fursadda aad ku dhisan lahayd mustaqbalkaaga:
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐š ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Villa Baidoa, Wadajir District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ '๐ˆ๐ฅ๐ฆ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM6, Hodan District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM13, Kaxda District, Mogadishu, Somalia

Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp-keena: 61 3311119 ama booqo website-keena: https://hu.edu.so/ug_brochure_page

07/09/2026

Waa kuma qofka ka shaqeeya sida hayโ€™aduhu u la xiriiraan bulshada, u dhisaan sumcaddooda, una gudbiyaan fariintooda si hufan?

Haddii aad rabto in aad saamayn mug leh ku dhex yeelato bulshada kugu xeeran, ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud, gaar ahaan Faculty of Arts & Social Sciences waxay kuu haysaa kaabayaasha aqooneed iyo fursadaha horumarineed ee laguugu gaarsiin karo aqoon, xirfad iyo faham dhab ah oo ku saabsan maareynta iyo dhisida xiriiradaas.

Ka bilow mustaqbalkaaga ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š Hormuud oo ka mid noqo bulsho ku suntan tacliin tayo leh, cilmi-baaris, hoggaamin, hal-abuur, iyo horumarinta xirfadaha lagama maarmaanka u ah mustaqbalka.

Nagu soo booqo xarumaheenna, hana seegin fursadda aad ku dhisan lahayd mustaqbalkaaga:
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐š ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Villa Baidoa, Wadajir District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ '๐ˆ๐ฅ๐ฆ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM6, Hodan District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM13, Kaxda District, Mogadishu, Somalia

Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp-keena: +252613311119 ama booqo website-keena: https://hu.edu.so/ug_brochure_page

Waxaan u hambalyaynaynaa qalinjabiye ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž, oo ku guuleystay deeqda waxbarasho ee MAFCON, isagoo sii...
06/09/2026

Waxaan u hambalyaynaynaa qalinjabiye ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž, oo ku guuleystay deeqda waxbarasho ee MAFCON, isagoo sii wadan doona waxbarashadiisa heerka labaad kana diyaarin doona Master of Digital Communication ee Jaamacadda Communication University of China.

๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ wuxuu ka qalinjabiyay Faculty of Arts & Social Sciences, gaar ahaan Public Relations Department sanadkii 2023, isla markaana ka mid noqday howlwadeenada Jiil Media.

Guushan waxay ka tarjumaysaa dadaalkiisa gaarka ah iyo horumarkiisa dhanka aqoonta iyo cilmi-baarista. Waxaan boogaadineynaa inaan aragno qalinjabiyaasheena oo sii horumarinaya aqoontooda iyo xirfadaha ay ku hawlanyihiin.

โ€”

We congratulate ๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ž on receiving the MAFCON Scholarship, through which he will continue his postgraduate studies and pursue a Master of Digital Communication at Communication University of China.

๐Œ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ graduated from the Faculty of Arts & Social Sciences, specifically the Department of Public Relations, in 2023. Since then, he has been working with Jiil Media, where he continues to contribute his professional expertise and experience.

This outstanding achievement reflects his dedication, academic excellence, and commitment to advancing his knowledge and professional expertise. We take pride in seeing our alumni pursue higher education, develop their capabilities, and contribute to the advancement of their respective fields.

27/08/2026

"Waxaad doorateen halkii ugu mudnayd ee aad Kulliyadda Arts & Social Sciences ka baran lahaydeen." Fursad aan la iska heli karin ayaa taalla halkan.

Nagu soo booqo xarumaheenna, hana seegin fursadda aad ku dhisan lahayd mustaqbalkaaga:
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐š ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Villa Baidoa, Wadajir District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ '๐ˆ๐ฅ๐ฆ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM6, Hodan District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM13, Kaxda District, Mogadishu, Somalia
Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp-keena: 61 3311119 ama booqo website-keena: https://hu.edu.so/ug_brochure_page

25/08/2026

Haddii aad rabto in aad saamayn mug leh ku dhex yeelato bulshada kugu xeeran, dooro kulliyaddii kuu rumayn lahayd riyadaada. Iskana diiwaangeli Jaamacadda Hormuud maanta, kana bilow safarkaaga guusha.๐Ÿš€

Nagu soo booqo xarumaheenna, hana seegin fursadda aad ku dhisan lahayd mustaqbalkaaga:
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ ๐’๐ก๐ฎ๐ซ๐š ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Villa Baidoa, Wadajir District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ '๐ˆ๐ฅ๐ฆ ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM6, Hodan District, Mogadishu, Somalia
๐Ÿ“ ๐ƒ๐š๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐‡๐ข๐ค๐ฆ๐š๐ก ๐‚๐š๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM13, Kaxda District, Mogadishu, Somalia
Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp-keena: 61 3311119 ama booqo website-keena: https://hu.edu.so/ug_brochure_page

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Arts & Social Sciences - Hormuud University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share