Faculty of Medicine-MU

Faculty of Medicine-MU Kulliyada Daawada iyo Qaliimada Jamacada Muqdisho

02/08/2026

Waraysi uu siiyay Hormuudka kulliyada Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed

02/08/2026

Waraysi uu siiyay Hormuudka kulliyada Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed

Hambalyo Batch eight MBBS
08/07/2026

Hambalyo Batch eight MBBS

Hambalyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed munaasabadda 1 da Luulyo ee sannad guurada 66-aad ee xorriyadda iyo midnimada Umma...
01/07/2026

Hambalyo dhammaan Umadda Soomaaliyeed munaasabadda 1 da Luulyo ee sannad guurada 66-aad ee xorriyadda iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

Congratulations to Our Esteemed Lecturer🎉We proudly congratulate Dr. Ismail Gedi Ibrahim on successfully passing the Eur...
22/06/2026

Congratulations to Our Esteemed Lecturer🎉

We proudly congratulate Dr. Ismail Gedi Ibrahim on successfully passing the European Board of Radiology (EBR) examination and being awarded the prestigious European Diploma in Radiology (EDiR).

This internationally recognized achievement reflects Dr. Ismail’s dedication to academic excellence, professional development, and high standards in radiology practice. His accomplishment brings pride to our institution and serves as an inspiration to our students, colleagues, and the wider medical community.

We wish him continued success in his academic and professional journey.

Faculty of Medicine Mogadishu University.

Maamulka kulliyada wuxuu Hambalyo u dirayaa Gudoonka Cusub Ee Qalinjabiyayaasha Kulliyada
18/06/2026

Maamulka kulliyada wuxuu Hambalyo u dirayaa Gudoonka Cusub Ee Qalinjabiyayaasha Kulliyada

NATIIJADA DOORASHADA MAMU 2026

Waxaa maanta si guul iyo hufnaan leh u qabsoontay doorashadii hoggaanka cusub ee Medical Alumni of Mogadishu University (MAMU), oo ay ka soo qeyb galeen xubnaha ururka. Doorashadu waxay ku dhacday jawi degan, dimuqraadi ah, isla markaana ka tarjumaya midnimada iyo wadajirka xubnaha MAMU.

Kadib tirinta codadka, waxaa ku guuleystay:

Guddoomiye: Dr. Abdirahman Mohamed Mohamud Guure
Guddoomiye Ku-xigeen: Dr. Ikram Omar Ali
Xoghayaha Guud: Dr. Abdulkadir Mokhtar Abidin

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan masuuliyiinta la doortay, annagoo u rajeynayna in ay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadka loo igmaday. Sidoo kale, waxaan u mahadcelineynaa dhammaan musharrixiintii tartanka ka qeyb gashay iyo xubnihii codkooda dhiibtay.

Hambalyo Hoggaanka Cusub ee MAMU 2026. Guul iyo horumar ayaan idiin rajeyneynaa. 🎉👏

Maamulka iyo macallimiinta kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada Jaamacadda Muqdisho ayaa ka qeyb galay munaasabad sagooti...
15/06/2026

Maamulka iyo macallimiinta kulliyadda Daaweynta iyo Qalliimada Jaamacadda Muqdisho ayaa ka qeyb galay munaasabad sagootin ah oo ay soo agaasimeen ardayda sannadka xiga u gudbi doono sannadka lixaad, isla markaana bilaabi doona barnaamijka Internshipka.

A Mogadishu University delegation, led by the Vice President for Administration and Finance alongside the Dean of the Fa...
12/06/2026

A Mogadishu University delegation, led by the Vice President for Administration and Finance alongside the Dean of the Faculty of Medicine, visited Kampala International University (KIU) to strengthen institutional ties. The discussions focused on expanding cooperation in postgraduate medical training, joint research, and academic exchanges.

Hambalyo Hormuudka Kulliyada
02/06/2026

Hambalyo Hormuudka Kulliyada

Address

Taleh, Hodan District
Mogadishu
00000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faculty of Medicine-MU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share