Sitcos College

Sitcos College sitcos college

nala wadaad xiliga aad dhigan jirtay   COLLEGE  iyo madooyinka aad ka baratay.xasuuso xiligaadii h**e.
23/03/2026

nala wadaad xiliga aad dhigan jirtay COLLEGE iyo madooyinka aad ka baratay.
xasuuso xiligaadii h**e.

14/03/2026

📢 OGEYSIIS MUHIIM AH – SITCOS COLLEGE
https://forms.gle/PGMKVZeSoti5GV1u9
SITCOS COLLEGE wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda cusub iyo kuwa danaynaya waxbarashada in la bixinaayo QIIMA DHIMIS 25% AH dhammaan koorsooyinka.
⏰ Fursaddan gaarka ah waxay soconaysaa inta ka dhiman bisha Ramadaan ilaa 23/03/2026.
👉 Ha lumin fursaddan qiimo dhimista ah. Isdiiwaangeli hadda oo ka faa’iidayso waxbarasho tayo leh.
📍 SITCOS COLLEGE📍

21/02/2026

Qudbadii uu soo jeediyey Teacher Mahad kagana saxay dhawaaqa Maamula collegeka SITCOS COLLEGE


























🕌 Bisha Nuurka & Naxariista 🕌Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda SITCOS COLLEGEwaxay ugu hambalyeynayaan dhammaan ummadd...
18/02/2026

🕌 Bisha Nuurka & Naxariista 🕌

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda SITCOS COLLEGE
waxay ugu hambalyeynayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed
imaanshaha bisha barakaysan ee Ramadan.

🌟 Ha noqoto bil:

🤲 Dambi dhaaf

📖 Cibaado iyo Qur’aan akhris

❤️ Iskaashi iyo walaaltinimo




















jumca mubaarka dhamaantiin inta page ka ku xiran
06/02/2026

jumca mubaarka dhamaantiin inta page ka ku xiran

Qeyb ka mid ah sawirda qalanjibta Dufcada 26 aad Hamblyo Dhamaan Qalan jibiyaasha Asxaabta ku Xiran pagekeena waxaa idin...
02/02/2026

Qeyb ka mid ah sawirda qalanjibta Dufcada 26 aad Hamblyo Dhamaan Qalan jibiyaasha
Asxaabta ku Xiran pagekeena waxaa idinweydiinayaa yaad ka qaratey ardeydan fadlan ka soo qor qeybta comment

02/02/2026

Heesta dhaantada Sitcos college loo qaaday qalinjabiyaasha Dufcadii 26aad

Waxaan ku guda jirnaa wali hambalyeeyta  qalin jabiyabyaasha.Group kaana. Waa qeybta darusalam.Waxaan nu leenaha hambaly...
01/02/2026

Waxaan ku guda jirnaa wali hambalyeeyta qalin jabiyabyaasha.

Group kaana. Waa qeybta darusalam.
Waxaan nu leenaha hambalyo.

Dhamaan ardayda qalin jabiya yaasha.
City Star Primary & Secondary School
Godey Primary And Secondary School
Harun Al-Rashid Primary and Secondary School
Al-amthaal primary and secondary school
Gobolka Benaadir
Capital University of Somalia
Somaville University
University of Somalia - UNISO

Waxaa qeyb ka ahaa marti sharafta maanata ka soo qeyb galay xaflada ay qabeen hada Sitcos College  rug cadaa sare, rabab...
30/01/2026

Waxaa qeyb ka ahaa marti sharafta maanata ka soo qeyb galay xaflada ay qabeen hada Sitcos College rug cadaa sare, rababa bare sare .
Waan kaga mahad celineynaa khudbadii macaneed oo wax ku oolka aheed oo maanta masraxa ka soo jedisay.
Sidoo waqtigaaga qaaliga ah oo aad inoo hurtayna waan kaga mahad celineynaaa.
Kheyr iyo waanag buu inoo ahaa dhax joogaaaga.
Abaalkaaga jano , aduunka dajo iyo daaro dheer ku nolloow.
Imam Shafi'i University

Waxaa maanata marti sharafta ka mid ahaa       oo loo garan ogyahay     ama    .Sharaf baa ay inoo aheed inaad nagala so...
30/01/2026

Waxaa maanata marti sharafta ka mid ahaa oo loo garan ogyahay ama .
Sharaf baa ay inoo aheed inaad nagala soo qeyb gasho xafalada. Hadeynu nahay bahda Sitcos College family waxaan ku lenahay guuleyso sxb.
Teacher mahad hala soo dhaweeyo.

Address

Wadnaha Street
Muqdisho
2526

Telephone

+252617653550

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sitcos College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share