Upper Jubba University-Qansaxdheere-

Upper Jubba University-Qansaxdheere- Education

12/08/2026

Hambalyo dhamaan Bahweynta Upper Jubba University-جامعة جوبا العليا

12/08/2026
Hambalyo dhamaan ardeyda difaacanaya usbuuca soosocda
03/08/2026

Hambalyo dhamaan ardeyda difaacanaya usbuuca soosocda

🎓 𝐂𝐨𝐦𝐢𝐧𝐠 𝐒𝐨𝐨𝐧 🎓

Thesis Defense – Class of 2026





02/08/2026

Dhakhaatiir deegaanka wax utarey ayey soo saartey Upper Jubba University-جامعة جوبا العليا guul wacan

Guud ahaan waxaa soo idlaadey imtixaankii finalka ee sanad dugsiyeedka 2025-2026. Dhamaan ardeyda waxaan u rajeyneynaa n...
08/07/2026

Guud ahaan waxaa soo idlaadey imtixaankii finalka ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Dhamaan ardeyda waxaan u rajeyneynaa natiijo wacan.



.

Jaamacadda Upper Jubba University-Qansaxdheere- waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, me...
01/07/2026

Jaamacadda Upper Jubba University-Qansaxdheere- waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku beegan 66-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda iyo Midnimada Soomaaliyeed.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu dalkeenna iyo dadkeenna ku gallado nabad, midnimo, horumar iyo barwaaqo.


30/06/2026



Maanta oo ay taariikhdu tahay 30 Jun 2026 waxaa si rasmi ah uga bilowday xarunta qansaxdheere ee jaamacadda Imtixaanka F...
30/06/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 30 Jun 2026 waxaa si rasmi ah uga bilowday xarunta qansaxdheere ee jaamacadda Imtixaanka Final-ka ee sannad-dugsiyeedka 2025–2026.

Guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaantiin.


Guud ahaan waxaa soo idlaaadey imtixaankii dhexe ee [Midteram exam] simisterkiisa 2aad sanad dugsiyeedka 2025-2026.Dhama...
22/04/2026

Guud ahaan waxaa soo idlaaadey imtixaankii dhexe ee [Midteram exam] simisterkiisa 2aad sanad dugsiyeedka 2025-2026.

Dhamaan ardeyda waxaan u rajeyneynaa guul

Address

Qansaxdheer District
Qansaxdheere

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Upper Jubba University-Qansaxdheere- posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share