19/06/2026
Waxaa si rasmi ah uga socda Jaamacadda Green Hope University, Qardho Campus, difaacashada buugaagta Thesis-ka ee ardayda qalin-jebinta sannad-dugsiyeedka 2026. Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda difaacaya cilmi-baaristooda guul, kalsooni iyo natiijooyin wanaagsan. Hambalyo dadaalkii dheeraa ee aad soomarteen idinka waalidkiin, walaalihiin iyo saaxiibadiin