29/07/2026
🚀 BARO MICROSOFT EXCEL SI XIRFAD LEH
Laga Bilaabo Bilow ilaa Heer Sare
Noqo qof si kalsooni leh u isticmaala Microsoft Excel, una diyaariya warbixinno, xisaabaad iyo falanqayn xogeed oo heer sare ah.
📚 Waxa Aad Koorsadan Ku Baran Doonto
🟢 Module 1: Aasaaska Microsoft Excel
Barashada Interface-ka Excel
Workbook & Worksheet
Gelinta iyo Habaynta Xogta
Formatting-ka Xirfadaysan
🔵 Module 2: Formula & Functions
Xisaabaadka Aasaasiga ah
IF, SUM, AVERAGE
COUNT, MAX, MIN
XLOOKUP / VLOOKUP
Date & Time Functions
🟣 Module 3: Data Management
Sort & Filter
Data Validation
Conditional Formatting
Flash Fill
Remove Duplicates
🟠 Module 4: Data Analysis
Pivot Tables
Pivot Charts
Dashboards
Reports
Charts-ka Casriga ah
🔴 Module 5: Excel Heer Sare
Automation
Productivity Tips
Shortcuts-ka Muhiimka ah
Mashruucyo Dhab ah (Real Projects)
🎯 Koorsadani yaa qaadan karaya.
✅ Ardayda Jaamacadaha
✅ Shaqaalaha Dowladda & Shirkadaha
✅ Ganacsatada
✅ Xisaabiyeyaasha (Accountants)
✅ Maareeyayaasha Xogta (Data Officers)
✅ Qof kasta oo doonaya inuu xirfaddiisa horumariyo
🎁 Waxa Aad Helaysaa
🎓 Shahaado Dhammeystir (Certificate)
📂 Casharro iyo Files Practice ah
💻 Tababar Toos ah (Live Zoom)
👨🏫 Taageero Inta Koorsadu Socoto
📝 Layliyo iyo Mashruucyo Gacanta Lagu Qabanayo
📅 Faahfaahinta Koorsada
📅 Bilowga: 6 Agoosto 2026
⏳ Muddada: Hal Bil
🕣 Waqtiga: 8:30 Fiidnimo
🌐 Habka: Live Zoom
💥 Ha Seegin Fursaddan!
Baro xirfadda ay maanta isticmaalaan shirkadaha, hay'adaha iyo ganacsiyada. Microsoft Excel waa xirfad albaab kuu fureysa shaqooyin badan iyo horumar xirfadeed
📞 Isdiiwaangelintu Way Furan Tahay — Boosaska Waa Xaddidan Yihiin!
63 4336179