06/05/2026
🎓 Golis University wajaale 🎓
Jaamacadda Golis University Wajaale Campus waxay si rasmi ah u shaacinaysaa qabsoomidda
xafladda qalin jabinta ee Teacher Training (ToT) oo ay jamacadu qabatey
📅 Date: 7 May , khamiista
⏰ Time: 8:00 Subaxnimo
📍 Location: Hoolka Daaciyad Wajaale Somaliland
Xafladdan waxa lagu maamuusayaa macaliminta si guul leh u dhamaystay tababarkan muhiimka ah ee TOT
iyadoo lagu xusayo dadaalkoodi ay soo sameeyen