Mohamed Ahmed Kaadsade

Mohamed Ahmed Kaadsade Waxaan soogalin doonaa wax ku anfaca aniga iyo adiga igu xidhan

Magaalada Jarrati ee gobolka Afdheer ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday ol’olaha doorashada 7aad ee heer qaran, taas o...
05/05/2026

Magaalada Jarrati ee gobolka Afdheer ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday ol’olaha doorashada 7aad ee heer qaran, taas oo la filayo inay dhawaan ka qabsoonto dalka
Boqolaal taageerayaal ah oo ka tirsan xisbiga Barwaaqo, iyo qaybo kala duwan oo bulshada ah, ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada, halkaas oo ay si weyn ugu muujiyeen taageeradooda xisbiga

Magaalada Hargeele ee Xarunta gobolka Afdheer waxaa si rasmi ah uga billowday ol’olaha doorashada 7aad ee dalka iyo deeg...
05/04/2026

Magaalada Hargeele ee Xarunta gobolka Afdheer waxaa si rasmi ah uga billowday ol’olaha doorashada 7aad ee dalka iyo deegaanka
Taageerayaasha Xisbiga Barwaaqo ee magaalada Hargeele ayaa isugu soo baxay fagaaraha magaalada si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan xisbiga.
Shacabka iyo musharixiinta Xisbiga Barwaaqo ayaa wadooyinka magaalada ku maray socod lug ah oo ay ku muujinayaan sida ay isugu duuban yihiin shacabka iyo Xisbiga Barwaaqo

05/03/2026

Iya doo 24 jir ah ayay sooqoraysaa maal-mihii wacnaa way soosocdaan
Qayr kedna Afar Afar carur ah ayay haystaan kulahaa

Magaalada,Raaso waxaa,kajira,Biyo La,aan Badan Ceelashina Hal Ceel Mooye,intii kale, Mashaqeyaan, Cilad kutim AwgeedLaak...
04/28/2026

Magaalada,Raaso waxaa,kajira,Biyo La,aan Badan
Ceelashina Hal Ceel Mooye,intii kale, Mashaqeyaan, Cilad kutim Awgeed
Laakii Biyo Galintii Maxaa,kudhacay
Kolkedii horaba inyar oo nafta lagu sasabo ayaa, laguqabay

RaasoXafladi mawlidka dhalashada Nabiga S.C.W
09/05/2025

Raaso
Xafladi mawlidka dhalashada
Nabiga
S.C.W

Hmblyo zxp yusuf Abdi muhumed (Daacad)iyo wllshy Kowser Dahir Gurigiina gurinagi guurkiina guur khayrqaba
06/23/2025

Hmblyo zxp yusuf Abdi muhumed (Daacad)
iyo wllshy Kowser Dahir
Gurigiina gurinagi guurkiina guur khayrqaba

Shim birtu geedka laanta ay kaga tagan tahay xattaa haddey jilic santahay  oo Ay lajabeyso k**a wal washo  waayo waxay k...
06/01/2025

Shim birtu geedka laanta ay kaga tagan tahay xattaa haddey jilic santahay
oo Ay lajabeyso k**a wal washo waayo waxay kalsooni kuqabtaa baalasheda

Dayax Dalnuurshe
10/29/2023

Dayax Dalnuurshe

Ulamadow Jimcaysan
10/27/2023

Ulamadow
Jimcaysan

10/25/2023

Xawayaankaa Mageedku intuu yaraa ayay luqunta lagashay madhihikarnaa

10/23/2023

Dhaantada masayr
Habeendhaxa iyo Guuraha aad bilowday micnohooda iisheeg

Address

2312 Monarch Drive
Dallas, TX
76119

Opening Hours

Monday 9am - 5pm
Tuesday 9am - 5pm
Wednesday 9am - 5pm
Thursday 9am - 5pm
Friday 9am - 5pm
Saturday 9am - 5pm
Sunday 9am - 5pm

Telephone

+251915779173

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Ahmed Kaadsade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share