20/05/2026
Galkacyo Talado 19 May 2026.
Sawiro Qaybta 3aad:
Waxaa Maanta Xarunta Jaamacadda Ka Qabsoomay Munaasabad Ay Ardayda ka qalinjabinaysa kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Badda Cas Ku Soo gabagabayeen difaacashada buuggaagtooda qalinjabinta ee sannad waxbarasheedka 2025/2026.