09/01/2026
๐ ๐๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐๐ก๐๐ ๐๐ช๐๐ฅ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ ๐๐ก๐ ๐๐๐ง๐๐ข๐ก ๐๐ข๐ข๐ง๐๐๐ ๐ฃ ๐ฑ
Xalay oo ku beegnayd ๐ฌ๐ด ๐๐ฎ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ (๐๐ต๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐) waxaa ๐ซ๐ฎ๐ฟ๐๐ป๐๐ฎ Jaamacadda ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ lagu qabtay barnaamij wacyigelin ah oo ku saabsan ๐๐๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ถ๐บ๐ถ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ, kaas oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen ๐๐ถ๐ถ๐น ๐๐ถ๐ฑ ๐ข๐ฟ๐ด๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐.
๐ค Barnaamijka waxaa daahfuray ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐
๐ฎ ๐ซ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ Eng Abdirashid Moalin Farah waxaana si aqoon iyo khibrad leh u soojeediyey ๐ ๐ฟ ๐๐ฏ๐ฑ๐๐น๐ธ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ข๐๐บ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป.
โ๏ธ๐ค๐ผ๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ผ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ:
Saameynta isbeddelka cimilada
Doorka bulshada, gaar ahaan dhalinyarada
Tallaabooyinka wax ku oolka ah ee lagu yareyn karo dhibaatooyinka deegaanka
๐ฅ Ka qeybgalayaasha, oo isugu jiray arday iyo marti sharaf, ayaa si weyn uga faaโiidaystay aqoonta iyo doodaha la wadaagay, waxaana si cad u muuqday ka-qaybgal firfircoon, xiise iyo is-dhexgal wax ku ool ah.
๐ฏ ๐จ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ฎ๐บ๐ถ๐ท๐ธ๐ฎ:
โ๏ธ Kordhinta wacyiga ku saabsan isbeddelka cimilada
โ๏ธ Dhiirrigelinta ficil dhab ah oo lagu ilaalinayo deegaanka
โ๏ธ Xoojinta masuuliyadda wadajirka ah ee ka hortagga dhibaatooyinka cimilada
๐ ๐๐ถ๐ถ๐น ๐๐ถ๐ฑ ๐ข๐ฟ๐ด๐ฎ๐ป๐ถ๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฃ๐น๐ฎ๐๐บ๐ฎ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ waxay uga mahadcelinayaan dhammaan ka qeybgalayaasha, maamulka, iyo cid walba oo door ka qaadatay hirgelinta barnaamijkan guuleystay.
๐ฑ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ฏ๐ฒ๐ฑ๐ฑ๐ฒ๐น ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ฎ, ๐๐ป๐ฎ ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ฎ๐ฎ ๐บ๐๐๐๐ฎ๐พ๐ฏ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ!