BIT27 Alumni

BIT27 Alumni Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BIT27 Alumni, College & University, Dubai.

Ku soo dhawoow Bogga BIT27 Alumni!Waxaan nahay dufcadii 27aad ee Faculty of Computing ee Jaamacadda SIMAD, Page-kan waxaan ku wadaagi doona sheekooyinkeena guusha, talooyinkeena xirfadeed, iyo hagista ardayda mustaqbalka si aan u dhiirrigelino. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿ‘‘

27/08/2026
Qaar ka mid ah ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ• ๐€๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ง๐ข ayaa sagootin u sameeyeen Eng. Mohamed Khalif Farah, iyagoo u rajaynaya guul, horumar iyo sa...
20/08/2026

Qaar ka mid ah ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ• ๐€๐ฅ๐ฎ๐ฆ๐ง๐ข ayaa sagootin u sameeyeen Eng. Mohamed Khalif Farah, iyagoo u rajaynaya guul, horumar iyo safar aqooneed oo miro-dhal ah. ๐ŸŽ“โœˆ๏ธ

Waxaan ku faraxsanahay inaan si wadajir ah ula dabaaldegno guushiisa, waxaana leenahay: Hambalyo iyo guul ayaan kuu rajaynaynaa, Eng. Mohamed! ๐’๐ข๐๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ง๐ž ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐š. โœˆ๏ธ ๐Ÿ‘๐ŸŒŸ

Dhammaan bahda ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ• ๐…๐š๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ waxay farxadda la qaybsanayaan ๐„๐ง๐ . Mohamed Khalif Farah, xubin ka tirsan ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ• ๐…๐š๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ, guus...
19/08/2026

Dhammaan bahda ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ• ๐…๐š๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ waxay farxadda la qaybsanayaan ๐„๐ง๐ . Mohamed Khalif Farah, xubin ka tirsan ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ• ๐…๐š๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ, guusha weyn ee uu ka gaaray ku guuleysiga deeq waxbarshada "๐ƒ๐€๐€๐ƒ ๐ˆ๐ง-๐‚๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ซ๐ฒ/๐ˆ๐ง-๐‘๐ž๐ ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ฎ๐›-๐’๐š๐ก๐š๐ซ๐š๐ง ๐’๐œ๐ก๐จ๐ฅ๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ๐ฆ๐ž ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”"๐ŸŽ“๐ŸŽ‰

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay guushan qiimaha leh l, waxaan sidoo kale kuu rajaynaynaa guulo badan iyo mustaqbal ifaya safarkaaga aqooneed. ๐ŸŒŸ

Congratulations Eng for this amazing opportunity ๐Ÿ‘‘๐Ÿ‘
19/08/2026

Congratulations Eng for this amazing opportunity ๐Ÿ‘‘๐Ÿ‘

Waxaan farxadda guurka la qeybsaneynaa walaalkena iyo sxbkeena qaaliga ah Eng ๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐ง๐ข ๐€๐›๐๐ข๐ง๐ฎ๐ซ ๐€๐ฐ๐š๐š๐ฅ๐ž oo ka tirsan ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ•...
14/06/2026

Waxaan farxadda guurka la qeybsaneynaa walaalkena iyo sxbkeena qaaliga ah Eng ๐€๐›๐๐ข๐ค๐š๐ง๐ข ๐€๐›๐๐ข๐ง๐ฎ๐ซ ๐€๐ฐ๐š๐š๐ฅ๐ž oo ka tirsan ๐๐ˆ๐“๐Ÿ๐Ÿ• ๐…๐š๐ฆ๐ข๐ฅ๐ฒ oo arooskisa ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaa inoo tahay maalin xusuus mudan, waxaana u direena Hambaliyo iyo Duco waxaana leenahey: ๐๐š๐š๐ซ๐š๐ค๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ฎ ๐ฅ๐š๐ค๐ฎ๐ฆ๐š๐š ๐ฐ๐š ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค๐š ๐œ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐ค๐ฎ๐ฆ๐š ๐ฐ๐š ๐ฃ๐š๐ฆ๐šโ€™๐š ๐›๐š๐ฒ๐ง๐š๐ค๐ฎ๐ฆ๐š๐š ๐Ÿ๐ข๐ข ๐ค๐ก๐š๐ฒ๐ซ ๐Ÿคฒ๐Ÿ‘‘.

10/05/2026

Waxaan farxadda la qeybsanena sxbkeena our classmate ๐„๐ง๐  ๐Œ๐š๐ฌ๐œ๐ฎ๐ ๐Œ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ž ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง oo ka mid ah hawlwadena Tabaarak ICT kuna guulestey abaalmarintas qiimaha badan waxaana leenahey dadaalkaga xagaas ka sii wad ๐Ÿ‘‘โค๏ธ


02/04/2026
Our Xilidhiban Eng Abdirahman Indhayare Guuleyso Engre
02/04/2026

Our Xilidhiban Eng Abdirahman Indhayare Guuleyso Engre

Address

Dubai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BIT27 Alumni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share