Farxan xiiz Mohammed

Farxan xiiz Mohammed It's about politics posting aberrant videos and photos for analyzing and reacting about the current

10/04/2023

Marka aad wax barato ayaad heleysaa nolosha qiimeheeda.

Hadii aadan qarnigan hada la joogo waxba baran wali waxaad ku jirtaa mugdiga madow Ee nolosha.

Waxaad ku qasbantahy hal Shay hadii aadan wax baran inta nolosha kaaga dhiman waana inaad ku tiirsanaato qof kale.

Lasoco wali fursada albaabkeedu waa open ama waa furanyahy hadaad diyaar u tahay hadii kale iska joog halkaaga oo geerida ku sug.

23/02/2023

LASCANOOD WAXA KA SOCDAA WAA DENBI DAGAAL LA ISKAGANA HARI MAAYO HADAAD MOODEY MUUSOW INAAN LAGU OGEYN.

Jeceylka aan u qabo qof kastoo somali ah oo dunidan ku nool waa mid aan qoraal lagu cabiri karin.Allow somalida barakee ...
11/05/2022

Jeceylka aan u qabo qof kastoo somali ah oo dunidan ku nool waa mid aan qoraal lagu cabiri karin.

Allow somalida barakee oo qalbigooda isu soo jeedi.

Allow haweenka somaliyeed noo barakee oo noo badi waa iyaga waxaan dunidan weyn ugu faraxsanehee.

Dhamaantin meel kastood dunida kaga sugantihiin salaan sare dadkii layga beerow.

26/12/2021

Siyaasada somalia waxay noqoty beryahan i jiid aan ku jiidee!
Tolow miyaa la waayey wax kala da biinta farmaajo iyo rooble.

Marka la fiiriyo xaalada maanta dalka somalia marayo siyaasad ahaan iyo dhaqaale ahaanba waa halkii ciidamada qaranku soo fara gelin lahaayeen sababtoo ah iyagaa wadanka amni ahaan ka musuul ah.

Xaalada maanta dalka somalia ka jirta waxaa dhaanta af- genbi ciidan iyo lix bilood oo bandow ah.
Lana diyaariyo hab cusub oo lagu soo doorto xukuumad cusub iyo tastuurkoo wax laga badalo.

ALLOW ADAA NOO MAQAN HADAAN NAHAY DHALIYARADA SOMALIYEED EE DOWLAD LA'AANTA AH 30 KA SANO.

Mar walba la saaxiib kuwa kaa aqoonta badan.Sifo aad uga heshid.DiinAqlaaqXishoodAsturnaanIyo dhaqan wanaagsanWALAL SODH...
19/12/2021

Mar walba la saaxiib kuwa kaa aqoonta badan.

Sifo aad uga heshid.
Diin
Aqlaaq
Xishood
Asturnaan
Iyo dhaqan wanaagsan

WALAL SODHAWOW KUNA SOO BIIR PAGE KAN ADOO MAHAD SAN.

11/11/2021

Abaal-marin!

Waxa la Baadi-goobayaa Magac loo bixiyo Meherad cusub oo Super Market ah.

Qofka bixiya Magaca la qaato waxa la siin doonaa Abaal-marin uu ku Farxo.

Waxaana Shuruudaha loo baahan yahay ka mid ah;

1- Inuu Magacu Soomaali ahaado.
2- Inuu Magacu ka Koobnaado 4 ilaa 5 Xaraf.
3- Inuu Magacu ahaado mid cusub oo aan h**e loo Isticmaalin.
4- Inaad Page Khadar Dhambaal Like iyo Fallow-gareyso.
5- Inaad Post-garan sii Share-gareyso.

F.G: Haddey Laba Ruux ama in ka badan isku Magac noqdaan, isla markaana ay bixiyaan dhammaan Shuruudaha waxa loo eegayaa Wakhtiga iyo intay soo kala h**eeyeen.

Isku day Wacan iyo Nasiib Wanaagsan.

28/06/2021

Somalia waa meesha keliya Ee laga helo qof qof kale diley oo meel dad badan ka buuxaan kaga faanaya inuu qof diley 😆😆😆😆😆

Address

East Light
Mansfield, Queensland, QLD

Telephone

+254712097119

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farxan xiiz Mohammed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share