Abdilahi Ismail Tiger

Abdilahi Ismail Tiger lecture and Teaching School of African Studies, University, Beijing, China. Twitter.com/AbdulahiTige

Lecture and Teaching School of African Studies, University, Beijing, China, and the first member of the World Sinologist Council of Beijing Language and Culture University, an African Sinologist, and a member of CCAS (Consortium for Country and Area Studies).

07/10/2024

This year marks the 75th anniversary of the founding of the People's Republic of China and the 64th anniversary of the establishment of diplomatic relations between China and Somalia. The friendship between China and Somalia has a deep impact on the history of China-Africa relations. 600 years ago, the Chinese navigator Zheng He arrived in Somalia. We are also the first East African country to establish diplomatic relations with the People's Republic of China. At this Beijing Summit of the Forum on China-Africa Cooperation, China-Somalia relations have entered a new stage. I hope that the two countries can achieve new results in cultural, economic, trade, political and other multi-faceted relations. I believe that in the years to come, the relationship between the two countries will definitely get better and better. I wish the friendship between the two peoples long live! I wish China a happy National Day!

Weedha wanaagsan waa sadaqad socota, waxay ka soo baxdaa qalbi caafimaad qaba, waana mid waxtaraysa meel walba oo laga s...
14/02/2023

Weedha wanaagsan waa sadaqad socota, waxay ka soo baxdaa qalbi caafimaad qaba, waana mid waxtaraysa meel walba oo laga sheego, waana ta ay ummaddu maanta tabayso inay maqasho oo ay ku caano maasho, waa weedh si sahal ah u soo baxaysa oo aan kaaga baahnayn tamar iyo taag farabadan, balse toosinaysa oo turxaanbixinaysa qof si khaldan wax u waday amaba u aaminsanaa, taageeraysa oo taakulaynaysa waliba dhiirigalinaysa mid wanaagsan oo waxqabad muuqda la yimid.
Waxaynu akhrisannaa maalin walba maqaalo ka badan malaayiin oo ay soo qorayaan qorayaal fara badan, iyadoo qoraa kastaba waxa niyadiisa ku jira uu Ilaahay uuni ogyahay, haddii aad u fiirsato qoraaladeena dhamaantood waxaa kuu soo bixi in badhkood ay yihiin dhaleecayn iyo aflagaado qof, qoys, ama qaran loo gaysanayo, iyadoo badankeeda loo qorayo cadho iyo nacayb loo qabo qofka, qoyska ama qarankaba, laga yaabaa inay dadka qaar yidhaahdaan oo haddii aan la toosinayn dadka maxaa la samayn?
_______________________________________________________________________
Arrintaasina waxay inoo caddaynaysaa sifooyinka ay leedahay weedha wanaagsani ee ah inay qurux badantahay oo ay wanaagsantahay marka la yidhaah, aanay dhibaato ugaysanayn dareenka dadka, qofna aanay ku xadgudbayn, ka dhagaysanayaa uu u hilloobayo inuu dhagaysto, qalbigiisana dajinaysa, sida ay u tahay mid aayotiin wanaagsan leh oo ka tagaysa raad wacan, iyadoo danta loo yidhina ay ahayd inay wax anfacdo maaha inay wax kala firdhiso, waxaasoo dhanna waxaa ka sii sarreeya inay sugantahay oo ay salka ku hayso

The 10th Asia-Pacific Translation and Interpreting ForumShirks Waxaa ka soo qayb gala 3000 oo qof (saddex boqol) ka kala...
26/06/2022

The 10th Asia-Pacific Translation and Interpreting Forum

Shirks Waxaa ka soo qayb gala 3000 oo qof (saddex boqol) ka kala socoda 35 dal iyo gobala.
Ciwaanka ii soo jeedatahay waxaa ka mid ah Is barbar dhiga Turjumaada aadanaha iyo turjumaada mashiinka.

Runtaa shiinuhui horimar ayuu ka gaadhay turjumaad iyo inu soo saaray iyo inu soo saaray dhalinyaro. Jaamacadahu haa ku dadaalan inay soo saaran dhalinyaro aqoon leh dhinaca walbaa.
Shir Socoday laba cisho.

Address

Beijing-China
Beijing
100000,

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdilahi Ismail Tiger posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share