Eng mohamed yusuf

Eng mohamed yusuf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng mohamed yusuf, College & University, Addis Ababa.

  M  Raaso ayaa maanta isugu soo baxay dabaaldag ay kusoo dhaweenayeen go'aanka taarikhiga ah ee ay xukuumadu qaadatay l...
27/07/2025

M Raaso ayaa maanta isugu soo baxay dabaaldag ay kusoo dhaweenayeen go'aanka taarikhiga ah ee ay xukuumadu qaadatay laguna ansixiyay qaabdhismeedka cusub
ee degmooyinka, maamul magaalooyinka iyo gobolada waxayna umahadceliyeen xukuumada iyo xisbiga barwaaqo ee soomalaida oo uu ugu h**eeya madaxwaynaha DDS mudane musdafe muxumed cumar, golaha fulinta iyo golaha xildhubaanada DDS maadaama ay kamid noqtay m m Raaso ee la ansixiyay

Isbitaal ku yaalla Muqdisho ayuu goordhow ku geeriyooday Jen Sheegow Axmed Cali oo u xirnaa Dowladda Soomaaliya, sida ay...
07/04/2025

Isbitaal ku yaalla Muqdisho ayuu goordhow ku geeriyooday Jen Sheegow Axmed Cali oo u xirnaa Dowladda Soomaaliya, sida ay ilo ku dhow xaqiijiyeen.

Sheegow ayaa 10 sano xabsi ah h**e ugu xukuntay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, ka dib shaqaaqo ka dhacday Muqdisho.

  qof faqiir ah tahay Ama qani wax haysatay Ama qunyar socod ah tahay Ama quwad aad  faanto ledahay Ama abwan wax qora t...
19/01/2025

qof faqiir ah tahay
Ama qani wax haysatay
Ama qunyar socod ah tahay
Ama quwad aad faanto ledahay
Ama abwan wax qora tahay
Ama qarni noolow is ledahay
Ogow qabrigu ruux kale marna ba loo qaadi maayo

31/10/2024
Bambaas  Home of Aw Qudub Shekhaal Ethiopia 🇪🇹
25/09/2023

Bambaas Home of Aw Qudub Shekhaal Ethiopia 🇪🇹

Allh ha unaxaristo aamin aamin
24/09/2023

Allh ha unaxaristo aamin aamin

The beautiful Village of Wanchi, Ethiopia 🇪🇹  It is located in the Southwest Shewa Zone; bordered on the southwest by Am...
21/09/2023

The beautiful Village of Wanchi, Ethiopia 🇪🇹

It is located in the Southwest Shewa Zone; bordered on the southwest by Amaya, on the north by Western Shawa Zone (Ambo district), and on the southeast by Waliso and Goro District. The administrative centre of Wanchi is Chitu. Dariyan and Haroo-Wancii have emerged as rapidly growing rural towns. Specially Haroo-Wancii town, which is located at a distance of 5 km from Wancii Crater lake, is attracting the attention of many investors and booming.

In 2021, Wanchi was selected as the best TourismVillage by World Tourism Organization (UNWTO).

  Shacbaan Shanta SomHalo soo duceyo Inuu allh ufududeyo qalinka
21/09/2023

Shacbaan Shanta Som
Halo soo duceyo
Inuu allh ufududeyo qalinka

20/09/2023

Address

Addis Ababa

Telephone

+251915255828

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng mohamed yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Eng mohamed yusuf:

Share