03/06/2026
xubno kasocotay Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqa Abuurka Deegaanka Gaar Ahaan Waaxda Xaqiijinta Tayada Ayaa Soo Gaadhay kulliyada Horn International College laanteda jarati kuwaas oo kormeer iyo Qiimeyn kusoo sameeyey waaxaha kaladuwan ee kulliyada, Halkaas oo Kulan Kula Qaateen Maamulka Kulliyada oo ugu Horeeyo Mareeyaha HORN INTERNATIONAL COLLAGE L,AANTEDA JARATI Mudane abdulahi gasle_ Kulankaas Oo Kusoo Dhamaaday Jawi Dagan