Ziciid de Teyzan

Ziciid de Teyzan AfdeM

14/05/2024

wuxuu tacaB kaaga BaxaY
MarBuu tirtira wakhtigu✌️

AfdeM

05/05/2024

DhaLinYaro ii aaMina Qofkii YidhaaHD0 LacaGtu💸💸 FarxaD Ma keento waa faQiir Noloshu ciishaY🤣😂

hal hays io reep xusuus Hamuun io beer wanaag Hilaadiyo dhaxal hirgala                            Qarni ______✍     like...
17/10/2022

hal hays io reep xusuus
Hamuun io beer wanaag
Hilaadiyo dhaxal hirgala


Qarni ______✍
like
share and
CoMenT
TeYzaN

Habeenko badhkii joogaIna dhaafaY badigiisuAdigo hurdada dhaabtaYDhaxaMaHa wareegaYstaYTelephone ka dhicistiisaIY0 sugaY...
16/07/2022

Habeenko badhkii jooga
Ina dhaafaY badigiisu
Adigo hurdada dhaabtaY

DhaxaMaHa wareegaYstaY
Telephone ka dhicistiisa
IY0 sugaY dhambaalkaga

like
Share and
CoMenT

TeYzaN🇩🇯

GeYaankeY xodxodashaDa Hadba gabar yar barashadaMid guduudan xulashadaGanboolaY la socoshadaKun gabdhood u muhashada Gaa...
18/06/2022

GeYaankeY xodxodashaDa
Hadba gabar yar barashada
Mid guduudan xulashada

GanboolaY la socoshada
Kun gabdhood u muhashada
Gaaf aroos u wadashada
Mid I gooysaY sirashada
Mid giriiftaY hanashada

Xusuus beena gocashada
Waxaan jirin ka gubashada
Xilka doobka gudashadi

Nina Iguma gaadho
Garoomada duqdhaafkiYo
Hazzen baa igardaadsh0
Kaalin baan ka galay H**e

like
Share and
CoMenT
TeYzaN🇩🇯

HadaY murti door jahaynNaftayda daabac tidhi Waraaqu damacu sidoHaduu nafsi ruuxda dilo Waxaan diraYa fariin Dareenka xa...
29/05/2022

HadaY murti door jahayn
Naftayda daabac tidhi
Waraaqu damacu sido

Haduu nafsi ruuxda dilo
Waxaan diraYa fariin
Dareenka xanuujiso
Waxaan daYdaYaanan helin

Dalkeeno badi mugdiYa
Dadkuna macaluul bas YahaY
Dadkale iyo maamulkood
Xuskooda in maal ka badan
MalaaYiin lagu baxsha

Muraayad waxaY u tahaY
Sidaanu u miir la nahaY
Maankeenana loogu shubaY
Waxaan mabda lagu alkumin

Ilaa iYo maalinti
Midawgi h**e ee lagalaY
Waxaan nahaY meehanaw
Muraaqada lagu xukumo

XaqiiqdaYnu mooganahay
RuntaYnu ka maahsanahaY
WaxaY nu miciin bidna
Nin Tiiso qudha matala

Iyado weli mooska taal
Mushkiladi iyo baahidi
Mujaahidka lagula baxaY
like
Share and
CoMenT
TeYzan

AlHaMdulilaHwaxaa maanta oo sabti ramadaan u dambaYsa ah ka qaabsooMaY afur wadareed aY Qaban qaabiYeen dhalinta ururka ...
30/04/2022

AlHaMdulilaHwaxaa maanta oo sabti ramadaan u dambaYsa ah ka qaabsooMaY afur wadareed aY Qaban qaabiYeen dhalinta ururka garab iYo gaashan ee xaafada labaad ee degmada afdeM
like
Share and
CoMenT
TeYzan

29/04/2022

aMa laacip zare noqo
lagu daYdo sida luka
aMa laaMi xaaqiY0
Iska noqo Mid luudo
Hamigiisu loss YaHaY
like
Share and
CoMenT
TeYzan

07/04/2022

XuMaantupa waa adoo
Qofkii ku xushMaYni jiraY
ADIGA ku xaqdhawri jiraY
MarquDHa xasido ku kaca
Like
Share &
CoMenT
InaMari

Address

Dire Dawa

Telephone

+251915301961

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ziciid de Teyzan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share