Kuliyada Xirfadaha Kaladuwan Ee Suldan Abdulahi Suldan Bade Gode Ethiopia

  • Home
  • Ethiopia
  • Gode
  • Kuliyada Xirfadaha Kaladuwan Ee Suldan Abdulahi Suldan Bade Gode Ethiopia

Kuliyada Xirfadaha Kaladuwan Ee Suldan Abdulahi Suldan Bade Gode Ethiopia Waa Bogga Rasmiga ah Ee Kulliyada Xirfadaha Kala Duwan Ee Suldan Cabdulahi Suldan Bade

Waxaa maalintii labaad galay shirkii qiimeynta warbixinta wax qabadka sector ka Xirfadaha iyo Shaqo-Abuurka DDS. ku waas...
30/06/2026

Waxaa maalintii labaad galay shirkii qiimeynta warbixinta wax qabadka sector ka Xirfadaha iyo Shaqo-Abuurka DDS.
ku waas oo ay soo jeediyeen warbixinta wax-qabadka sanad misaaniyeedka 2018 T.I Wakaalada Xaqiijinta Tayada Xirfadlayaasha (COC) iyo Kulliyada Xirfadaha Sare ee Godey.

1,100 arday oo baratay xirfadaha kala duwan ayaa ka qalinjabiyay kulliyada farsamada xirfadaha kala duwan ee Suldaan C/l...
14/06/2026

1,100 arday oo baratay xirfadaha kala duwan ayaa ka qalinjabiyay kulliyada farsamada xirfadaha kala duwan ee Suldaan C/laahi Suldaan Bade ee Godey.

Kulliyada farsamada iyo xirfadaha kala duwan ee Suldaan C/laahi Suldaan Bade ee Godey ayaa waxaa ka qalinjabiyay dufacadii 22aad, waxaana munaasabadan qalinjabinta kasoo qaybgalay masuuliyiin uu ka mid yahay Wasiir kuxigeenka Xafiiska Xirfadah iyo Shaqo-abuurka DDS Mudane C/qaadir Maxamed Shugri, Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Shabeele, masuuliyiinta kulliyadaha, waxgaradka, waalidiin iyo martisharaf kale.

‎Ardaydan oo baratay xirfadaha kala duwan ee ay bixiso kulliyadu ee sida barashada caafimaadka xoolaha, barashada beeraha, khayraadka dabiiciga ah, barashada farsamooyinka korantada, biyaha, harqaanka iyo xirfado kale ayaa waxay iskugu jiraan 833 arday lab ah iyo 267 arday oo dhadig ah.

Hambalyo hambalyo hambalyoWaxaa maareeye ku xigeenka kuliyada xirfadaha kala duwan ee suldaan abdulahi suldaan bade(gode...
12/06/2026

Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaa maareeye ku xigeenka kuliyada xirfadaha kala duwan ee suldaan abdulahi suldaan bade(gode polytechnic college) loo magacaabay jeele cabdi gaarane ilaahay hakugu asturo kusoo dhawoow kuliyada

Waxaa xadhiga laga jaray mashruuca dayrka kulliyada farsamada iyo xirfadaha kala duwan ee Suldaan C/laahi Suldaan Bade o...
04/06/2026

Waxaa xadhiga laga jaray mashruuca dayrka kulliyada farsamada iyo xirfadaha kala duwan ee Suldaan C/laahi Suldaan Bade oo dhan 2.9 km.

Mashruucan oo ay si wadajir ah u xadhigjareen Wasiirka Xafiiska Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka DDS Mudane Xuseen Gaydh iyo Wasiirka Xafiiska Biyaha DDS Eng. Axmed Miraad Layli, Duqa Magaalada Godey iyo maareyaha kulliyada ayaa waxaa mashruucan uu ahaa mid ka mid ah mashaariicda uu Xafiiska xirfadaha iyo shaqo-abuurka DDS uu qabtay sanadkii 2017-kii wuxuuna mashruucan wax badan ka badalayaa bilicda iyo fayadhowrka guud ee kulliyada.

Arboco28/08/2018ECWaxaa maanta kuliyada ka qabsoomay shirki todobaadlaha ahaa ee gudiga baris barashada
06/05/2026

Arboco
28/08/2018EC
Waxaa maanta kuliyada ka qabsoomay shirki todobaadlaha ahaa ee gudiga baris barashada

06/04/2026

4191 likes, 47 comments. “Magaca allah e AL-Quduus”

Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka shabeele iyo nawaaaxigeeda la ogaysiinayaa inaan bilownay diwaangalinta ardayda...
03/03/2026

Waxaa dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka shabeele iyo nawaaaxigeeda la ogaysiinayaa inaan bilownay diwaangalinta ardayda waxbarashada gaagaaban 2018 T.I

Ramadaan kariim dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan kuwa itoobiya waxaan urajaynaynaa inay nabad qab kusoomaan nabad qa...
17/02/2026

Ramadaan kariim dhamaan umada muslimka ah gaar ahaan kuwa itoobiya waxaan urajaynaynaa inay nabad qab kusoomaan nabad qabna ku dhameeyaan

Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga lagu soo gabagabeeyay Shirka qiimaynta waxqabadka  lixda bilood ee sanad miisaaniyadeedka...
08/01/2026

Waxaa Maanta Magaalada Jigjiga lagu soo gabagabeeyay Shirka qiimaynta waxqabadka lixda bilood ee sanad miisaaniyadeedka 2018 T.I ee bahda Xirfadaha iyo shaqo abuurka DDS.

Waxaa maalintii labaad galay qiimaynta warbixinta waxqabadka lixda bilood ee sector ka xirfadaha iyo shaqo abuurka DDS.Q...
06/01/2026

Waxaa maalintii labaad galay qiimaynta warbixinta waxqabadka lixda bilood ee sector ka xirfadaha iyo shaqo abuurka DDS.

Qiimayntan ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiinta xafiiska xirfadaha iyo shaqo-abuurka.

Address

Gode SRS
Gode

Opening Hours

Monday 08:00 - 05:00
Tuesday 08:00 - 05:00
Wednesday 08:00 - 05:00
Thursday 08:00 - 05:00
Friday 08:00 - 05:00

Telephone

+251936069209

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kuliyada Xirfadaha Kaladuwan Ee Suldan Abdulahi Suldan Bade Gode Ethiopia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share