Õskã fúnny bóy my réãl pãgé

Õskã fúnny bóy my réãl pãgé Waxaad doona jeclaaw lkn ani ha iga reebin🤣

02/08/2024
01/08/2024
22/09/2021
21/08/2021

Qof Walba Oo damiirkiisa Weli Nool yahay Waxaan Aaminsanahay in Uu Caawin doono Ama Share gareeyn doono Si Loo Caawiyo😭

Fadlan Walaal Caawi Hooyo Xabiibo Yuusuf Cabdule Oo dhibaato Weyn ku Heysata Xeryaha Qaxootiga ee dhadhaab ee dalka Kenya.

Waa hooyo 100 jir ah ehelna Aan laheyn Waxayna u dhimaneysaa gaajo tii oo ay u sii dheer tahay caafimaad xumo.

Hooyadaan da'ada ah ayaa lagu magacaabaa Xabiibo Yuusuf Abdulle waxay ku nooshahay xeryaha qaxootiga ee Dadaab gaar ahaan xerada Dhagaxley.

Fadlan Waxii Aad Awoodo Ku Sadaqeyso Hooyo Xabiibo Caafimaad Taam ah Ugu duceey Kalana Kariir +254708094340 ama +254710213015 , Fadlan Walaal share dheh

Address

Gomole
FIYG

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Õskã fúnny bóy my réãl pãgé posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Õskã fúnny bóy my réãl pãgé:

Share