11/09/2023
Mnshaa allaah wax qabad ifaaya oo muuqda oo uu qabtay ururka aradyda iyo aqoonyahanka raaso (U,AAR)
Waxaa soo afmeermay xafladii waxbarashadii bilaha xagaaga ee dagmada raaso
Waxaa uu ururku abaalmarino gudoonsiiyey ardaydii kaalmaha gashay iyo waliba macalinmiinta juhdiga iyo dadaalka ugu badan ku bixiyey siday kor ugu qaadi lahaayeen fahamka aqooneed
Waxaa kale oo iyana goobta xaflada qayba ka ahaa maamulka dagmada raaso oo uu hor kacayo madaxa xafiiska waxbarashada
Mr.shekh cali
Guud ahaan dhalinta howshan fulisay iyo gaar ahaanba labadan wiil oo lahaa abaabulka iyo fulinta hawshaba
1. Xasan cabdi
2.axmed c.naasir
Waxaa leenahay ku mahadsanidiin wakhtiga aad u hurteenda dadkiina
Hadafkeenu waa meel