Hal-abuur Asma quman Ahmed Jama kahin

Hal-abuur Asma quman Ahmed Jama kahin Xiniyo xasid kuma mashqulo

16/01/2021

Wali nabar imu helin
Naxli ood maso jabin
Naqan so iftimeed
Adu nadinaysna
Nidar wali lama galin
Nawriisku ima helin
Niyadydu waa nabd
Naftu baqi weyaan
Mana ahĂ­ gabdh nugulo
Dhayl lagu naq guuree
Nafta khayr usheego
Nabd igu ogaaw abid
Hal-abuur Asma quman

Address

Jijiga

Telephone

+251952803782

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal-abuur Asma quman Ahmed Jama kahin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share