Xaqiiqada dunida

Xaqiiqada dunida cabdi

07/02/2024

Dunida Way Dhamaanaysaa Farxadeeda Iyo Murugadeeda, Cumrigana Wuu Dhamaaan Doona Kiisa Dheer Iyo Kiisa Gaaban, Qof Walbana Waxuu La Kulmi Doona Rabbigiisa Markaas Maal Iyo Caruur Toona Waxba Tari Mayso Marka Laga Reebo Kuwa Alle Ula Yimaada Qalbi Fayow.
اللهم اجعلنا ممن يأتونك يوم القيامة بقلب سليم🤲😢.

03/02/2023

Waa ceeb inaad gabar weydiiso ineey lacag rabto iyo in kale xitaa hadii ay shaqeeso.
My brother iyadu waa gabar markastana wey iska baahantahay.😆😅🤣

Kaftan lee weeye 🤣🤣🤣🤣

Waan ka aqbalnaa kuwa  aan u nugul nahay cudur.daaryadooda😢Waayo Naf wax jecel way qanci ogtahay😔🥺
17/01/2023

Waan ka aqbalnaa kuwa aan u nugul nahay cudur.daaryadooda😢

Waayo Naf wax jecel way qanci ogtahay😔🥺

14/11/2022

😢😢😢😔😔

Bal cajaaibta rabi u fiirso markii uu ku abuurayay nafta waa lagugu afuufay😢😢

Markay kaa baxayso naftuna waxaa lagaga saaraya rafaad iyo xanuun😢😢

Nabi muxamed صلى الله عليه و سلم Wuxuu maray sakaraadka umadiisa😔😔😔😢

Wuxuu ku dhawaaqayay لا إله إلا الله،إن للموت سكرات😔😔

((Ilaah xaq lagu caabuda ma jiro ilaahay mooye))

Geeridu waa sakaraat ((waa xanuun))😔😔😔

NAGUSO BIIR

13/11/2022

Alxamdulilah Aniga iyo Adiga waxan kamid naqanay kuwa nasiibka u helay iney maalinkale ubilaabanto taaso ah fursad kale aan ilaahey ku raali galin karno

Allahayow Adoomadaada ayaan nahay Naxariista hana seejin yaa rabi🤲

Muxuu dheemanku uga qaali noqday dhagaxa? 🗻Waayo dheemanka waa mid dhulka ku qarsoon dhagaxa se meel kasta waad ka heli....
12/11/2022

Muxuu dheemanku uga qaali noqday dhagaxa? 🗻Waayo dheemanka waa mid dhulka ku qarsoon dhagaxa se meel kasta waad ka heli. Sidaas oo kale gabadha xijaaban waa dheeman qaaliya mana mudna inuu helo qof kasta🧕 🖤

Jidka nolosha waxaa ka buuxa dhagxaan ha isku daalin inaad kala firdhiso, laakiin uruuri oo ka dhis salaan/ 🏗jaran jaro si aad ugu fuusho nolosha🏙🤎⚡

07/03/2022

Address

Jijiga
HAMARO

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaqiiqada dunida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share