KAAH international college

Call Directions Contact the university

KAAH international college Kuliyada barashada saxafada ee kaah

Ku Baro Mihnada Saxaafada iyo Culuumta laxidhiidha Qaab Online ah
20/06/2024

Ku Baro Mihnada Saxaafada iyo Culuumta laxidhiidha Qaab Online ah

Fursad Dahabiya Kuliyada Barashada Saxaafada ee Kaah international college waxa ay Kuugu Bushaaraynaysaa in Kuliyadu Qaa...
15/06/2024

Fursad Dahabiya

Kuliyada Barashada Saxaafada ee Kaah international college waxa ay Kuugu Bushaaraynaysaa in Kuliyadu Qaadanayso Fasalo Cusub oo Mihnada Saxaafada ah iyo Mihnadaha Laxidhiidha oo Dhammaan lagu Baran Doono Qaab Online ah wixii Faahfaahina kala xidhiidh

what's up +251915616465

Kuliyada barashada saxaafada ee kaah International college waxay dadka jecel barashada xirfadaha kala ah journalism ka i...
21/09/2023

Kuliyada barashada saxaafada ee kaah International college waxay dadka jecel barashada xirfadaha kala ah journalism ka iyo multe media ga ku war-galinaysaa inay qaadanayso fasalo cusub hadaba tirada ardayda laqaadanaya way kooban tahay fadlan h**e ugaadh

Faahfaahinta kala xidhiidh +251915616465 what's app +251924801616

War-galin muhiima Waxa dhammaan lagu waar galinayaa ardayda dhamaysatay waxbarashada fasalaka 12 aad iyo dadka kale ee j...
17/09/2023

War-galin muhiima

Waxa dhammaan lagu waar galinayaa ardayda dhamaysatay waxbarashada fasalaka 12 aad iyo dadka kale ee jecel barashada saxaafada iyo culuumta laxidhiidha in kuliyada barashada saxaafada ee kaah International college ay qaadanayso fasalo cusub oo barashada saxaafada ah iyo multe media ga

Faahfaahinta kala xidhiidh
Tell +251915616465
Tell +25196132 5689
What'sapp +251924801616

05/07/2023

Ku soodhawaada kuliyada barashada saxaafada ee kaah International college oo bilaabaysa fasalo cusub o barashada saxaafada ah iyo multe media ga ah

War-gali muhiima Kuliyada barashada saxaafada ee kaah International college waxay dhammaan dadka jecel barashada saxaafa...
02/07/2023

War-gali muhiima

Kuliyada barashada saxaafada ee kaah International college waxay dhammaan dadka jecel barashada saxaafada iyo culuumta laxidhiidha ( multe media ) lagu war-galinaya in kuliyadu qaadanayso fasalo cusub oo culuumta saxaafada iyo multe media ga ah wixii faah faahina kala xidhiidh

Tell : +251915616465
+251961325689

Wargalin muhiima Waxa kuliyada barashada saxaafada ee kaah international college ku war galinaysaa dadka jecel barashada...
27/02/2022

Wargalin muhiima
Waxa kuliyada barashada saxaafada ee kaah international college ku war galinaysaa dadka jecel barashada saxaafada iyo culuumta laxidhiidha in kuliyadu qaadanayso fasalo cusub oo barashada saxaafada ah iyo luuqadaha wixii faahfaahina soo wac

Waxana maalmaha waxbarashada laguugu soo kordhiyay sabtida iyo axada

+251915616465 ama +251915136335

HANBALYO                  HANBALYO waxa maamulka macalimiinta iyo ardayda kuliyada barashada saxaafada ee kaah internati...
12/02/2022

HANBALYO HANBALYO

waxa maamulka macalimiinta iyo ardayda kuliyada barashada saxaafada ee kaah international college si kal iyo laaba ugu hanbalyaynayaan mr sayid muxumed maxamed oo maanta ka qalin jabiyay jaamacada jigjiga darajada shahaadada labaad ee MASTER ta oo kamida macalimiinta kuliyada

Congratualation

11/02/2022

KAAH INTERNATIONAL COLLEGE

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

KULLIYADDA CAALAMIGA EE KAAH WAXAY OGAYSIINAYSAA QOFKASTA OO DANAYNAYA BARSHADA CULUUMTA SAXAAFADDA, XIRAFADAHA LA XIDHIIDHA IYO LUUQADAHA INAY KULLIYADU QAADANAYSO ARDAY CUSUB OO HEERKA DIPLOMA EE KOORSOOYINKA HOOS KU XUSAN

JOURNALISM MULITMEDIA (AUDIO VISSUAL)

REPORTER
CAMERA
PRODUCTION
NEWS ANALYSING
VEDIO EDITING
AUDIO EDITNTG
LIVE REPORTER PHOTOSHOP
PRODUCER ILLUSTRATOR
EDTIOR IN CHIEF SETTLITE OPERATOR

LANGUAGES
ENGLISH
AMHARIC
ARABIC
SOMALI.

WAXII FAAHFAAHIN AH SOO BOOQO XARUNTA KULLIYADDA OO KU TAAL AGAGAARKA MASJIDKA SHEEKH C/SALAAM AMA LA XIDHIIDH TELEFOONADAN +251915616465 ama +251915136335

Address

Jijiga

Telephone

+251915616465

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAAH international college posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to KAAH international college:

Shortcuts

Share