Zakarie ahmed

Zakarie ahmed Opinion

Barcelona ayaa rabta in ay dib ula soo waregto weerar yahanka athlatico madrid ee antonio griezmann
05/10/2022

Barcelona ayaa rabta in ay dib ula soo waregto weerar yahanka athlatico madrid ee antonio griezmann

Markii ugu horeeysy ee taarikhda ayaa roport kanaqon dona garsoore koobka aduunka ee lagu qabanayo qatar sanadkan bisha ...
08/06/2022

Markii ugu horeeysy ee taarikhda ayaa roport kanaqon dona garsoore koobka aduunka ee lagu qabanayo qatar sanadkan bisha november sida ay sheegtay wargayska Sky news.

Warbixintii ugu danbaysay ee TViga Aljazeera ku sameeyo xaalada abaareed ee soomalia
07/06/2022

Warbixintii ugu danbaysay ee TViga Aljazeera ku sameeyo xaalada abaareed ee soomalia

Brazil ayaa fuul dirqi ah kagaadhay wadanka japan oo ay marti ku ahaayen neymar jr ayaa goolka guusha brazil u dhaliyay
06/06/2022

Brazil ayaa fuul dirqi ah kagaadhay wadanka japan oo ay marti ku ahaayen neymar jr ayaa goolka guusha brazil u dhaliyay

Lionel messi ayaa ka dhaliyay 30 wadan 86 gool
06/06/2022

Lionel messi ayaa ka dhaliyay 30 wadan
86 gool

Waa maxay sababta madaxda reer galbedka ay ooga fogadaan putin 🤔
06/06/2022

Waa maxay sababta madaxda reer galbedka ay ooga fogadaan putin 🤔

Raysal wasaare boris johson ayaa yidhi"Uma adkaaysan karno in Russia ay weerar xun kuwado Ukraine 🇺🇦 iyadoo Russia ay di...
06/06/2022

Raysal wasaare boris johson ayaa yidhi
"Uma adkaaysan karno in Russia ay weerar xun kuwado Ukraine 🇺🇦 iyadoo Russia ay dilayso dad an waxba galabsanin oo reer ukraine ah sidas darteed waxan Ukraine udirayna ciidan xoogleh iyo hub casri ah si ay iskaga difaacdo gardarada Russhka."

Raysal wasare abiye ahmed iyo uhhuru kenyata ayaa lafilaya inay ka qaybgali doonan calema saarka madaxwayne hassan sheek...
06/06/2022

Raysal wasare abiye ahmed iyo uhhuru kenyata ayaa lafilaya inay ka qaybgali doonan calema saarka madaxwayne hassan sheekh muhamud

Sheekh cl rixmaan sudaysi ayaa si kulul udhaliilay xisbiga kataliya dalka hindia ee bhatiya jandta  party.
06/06/2022

Sheekh cl rixmaan sudaysi ayaa si kulul udhaliilay xisbiga kataliya dalka hindia ee bhatiya jandta party.

Wasarada arimaha dibada ee qatar  ayaa cambaraysay falalka xisbiga xagjirka ee hindiya ka taliya kadib markii afhayenka ...
06/06/2022

Wasarada arimaha dibada ee qatar ayaa cambaraysay falalka xisbiga xagjirka ee hindiya ka taliya kadib markii afhayenka parlamanka ee hindia uu aflagadeyay rasuulka S.cW .
Dowlada qatar ayaa kadalbatay dowlada hindia raaligalin buuxda

Address

07
Jijiga
JIGJIGA

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+251942692962

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zakarie ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Zakarie ahmed:

Share