04/12/2021
ASCWW. Waad salaamantihiin dhamaan walaalahayga soomaaliyeed meel walba oo aad caalamkan kaga sugantihiin .
Salaan kadib waxaan ogeysiinayaa bulshadeena qaaliga in page kan online classes medical lectures aan bilaabayno luuqadadaada hooyana laguugu sharaxayo si fudud na lagaaga dhaadhicinayo. Ardayda loogu talogalay inay kafaaidaystaan programka ayaa ah:
1. Medical doctors.
2. Health officers.
3. Nursing.
4. Midwifery.
5. Pharmacology.
6. Laboratory.
Cidii si khaas ah subject ay rabaan in loo bilaabo rabtana waxaa criteria u ah oo kaliya inay ugu yaraan 3 qof ay yiniin.
Waad mahadsantihiin dhamaantiin siina gaadhsii cidii wey ka faa'daysan kartaa aad isleedahay.🫀🫁🧠