08/08/2026
🏫 Sidee bay dugsiyadu u qaabaysanyihiin qaab-dhismeedka cusub? Waxbarashada guud waxay hadda leedahay AFAR heer:
🔹 Barbaarinta (KG) — 2 sano oo diyaarin buuxda ah
🔹 Hoose — fasallada 1–6: aqoon iyo xirfado nolosha waxtar u leh
🔹 Dhexe — fasallada 7–8: dhammaadka waxbarashada qasabka ah
🔹 Sare — fasallada 9–12: heerka ugu dambeeya ee waxbarashada guud
Fasallada 9–10, ardaydu waxay qaataan 10 maaddo oo qasab ah, waxayna 5 maaddo oo ikhtiyaari ah ka doortaan 2. Fasallada 11–12, arday kastaa wuxuu galaa mid ka mid ah 8 qaybood oo Waxbarashada Xirfadda iyo Farsamada ah — si loogu diyaariyo shaqo ama waxbarasho sii socota.
La wadaag waalid u baahan inuu arko! 👨👩👧
— — —
🏫 How is school organized under the new curriculum framework? General education now has FOUR levels:
🔹 Pre-primary (KG) — 2 years of holistic preparation for school
🔹 Primary — Grades 1–6: knowledge and skills useful for life
🔹 Middle — Grades 7–8: the end of compulsory education
🔹 Secondary — Grades 9–12: the culmination of general education
In Grades 9–10, students take 10 compulsory subjects and choose 2 optional subjects out of 5. In Grades 11–12, every learner joins one of 8 Career and Technical Education areas of study — preparing them for work or further learning.
Share this with a parent who should know! 👨👩👧