Ilyaas abiib

Ilyaas abiib Geeridu xaq weye hadii an
xabasha kaga horeyo
wll iso duce

Mushaar korodhka sida loo kala lacag badan yahay ayuu korodhka u kala badan yahay. Tusaale; qofka 4760 qaadanaya waxaa u...
19/08/2025

Mushaar korodhka sida loo kala lacag badan yahay ayuu korodhka u kala badan yahay. Tusaale; qofka 4760 qaadanaya waxaa u kordhaya 1240bir. Midka 5104 qaadanaya waxaa kordhaysa 1330bur. 7424 qofka qaata waxaa u kordhaysa 4878bir. Qofka 10600 qaatana 6965bir ayaa u kordhaysa. Qofka 15340 qaatana 10,079bir ayaa ku biireysa. Mushahaarada ka sarreeya 6940, waxaa la kordhiyay 66% ilaa 81% . Sababtu waa in shaqaalaha badi mushaharkoodu yar yahay, hadii qaybaha hoose lacagtu badato waxay Dowladu ka eegtay dhanka tirada dadka.

Korodhku wuu badan yahay laakin canshuur badan ayaa dabataala, oo lacagaha soo kordhaya sidooda gacanta shaqaalaha uguma dhacayaan. (Groska waa lasii jarjari). Waana sababta ilaa shalay cadadka canshuuraha looga hadlayo.

04/01/2022
11/11/2020

Asc asxap👉 like share coment👈 intAba ku
Hubsada

10/11/2020

Sxpt sln gobd

Address

Ilye
Jijiga

Telephone

+251934112266

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilyaas abiib posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share