Ahmed BuduL

Ahmed BuduL Sociel

11/09/2024

Magaaladaa yaa garanaaya comentiga iigu reeb cida garanaysa zaaxipayaal

Ogysiis, ogaysiis dhamaan waxa la ogaysiinayaa bulsho waynta jecel waxbarashada inuu kuu furmi doono   SCHOOL hadaba h**...
10/07/2024

Ogysiis, ogaysiis dhamaan waxa la ogaysiinayaa bulsho waynta jecel waxbarashada inuu kuu furmi doono
SCHOOL hadaba h**e ugaadh isdinwaangalintu way socotaa waxaanu dhinaca koonfureed ka xigaa ilayska togdheer ee burco hadaba hamoogaan isqoristu way socotaa.

SHOOL🙏

09/07/2024
💥vaction time💥follow me
09/07/2024

💥vaction time💥follow me

08/03/2024

*Dacartuba marbay dhashaa malab
_aad muud sataa dhabaqe
*midigtaydiyo bidixduba
_waa laba mataanoode
*midi waa marti soora
_maato daadihise
*midina waa mindiyo xiiriyo
_muriyo deebaaqe

Cali dhuux aadan.

Bilaal yare ninkii xamaasada reer burco sii kiciyay ee burco ilaa shiikh soo lugeeyay burco koobkii way qaaday 17 sano k...
05/03/2024

Bilaal yare ninkii xamaasada reer burco sii kiciyay ee burco ilaa shiikh soo lugeeyay burco koobkii way qaaday 17 sano kadib 🏆🏀

Culimo ehlu diin❤🇾🇪
26/02/2024

Culimo ehlu diin❤🇾🇪

Calankankan muxuu kaa mudanyahay❤🤍💚?
10/02/2024

Calankankan muxuu kaa mudanyahay❤🤍💚?

Hargeisa oo caawa rooban maansha allah🌧🌆📷
31/08/2023

Hargeisa oo caawa rooban maansha allah🌧

🌆📷

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed BuduL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share