Waaberi College

Waaberi College Our Difference is quality

Qaybta 8aad ee sawirada xaflada qalin jabinta
01/09/2026

Qaybta 8aad ee sawirada xaflada qalin jabinta

Qaybta 9aad
01/09/2026

Qaybta 9aad

Dugsiga Sare ee Waberi oo Laga Furay DhagaxbuurWaxaa magaalada Dhagaxbuur si rasmi ah looga furay Dugsiga Sare ee Waberi...
01/09/2026

Dugsiga Sare ee Waberi oo Laga Furay Dhagaxbuur

Waxaa magaalada Dhagaxbuur si rasmi ah looga furay Dugsiga Sare ee Waberi, kaas oo ah dugsi si casri ah loo qalabeeyey, loona diyaariyey in ardaydu ka helaan waxbarasho tayo leh iyo adeegyo waxbarasho oo casri ah.

Furitaanka dugsigan ayaa fursad cusub u abuuraya ardayda magaalada iyo nawaaxigeeda, isagoo ka qayb qaadanaya horumarinta waxbarashada iyo kobcinta aqoonta jiilka soo koraya.

31/08/2026

Congratulations All students departments

1.laboratory
2.clinical nurse
3.midwfery
4.Pharmacy
5.accounting
6.human resources management

31/08/2026

Qudbadda Maareeyaha Kuliyadda Waberi

Dr. Faysal Jama Daahir, Maareeyaha Kuliyadda Waberi, ayaa xafladda qalin-jabinta ka jeediyay khudbad uu kaga hadlay muhiimadda ay leedahay maalintan taariikhiga ah ee u ah kuliyadda, ardayda iyo waalidiintooda.

Maareeyuhu waxa uu si gaar ah uga hadlay dadaalka ay Kuliyadda Waberi ku bixiso tayeynta waxbarashada iyo diyaarinta arday leh aqoon, xirfad iyo masuuliyad ay ugu adeegaan bulshada.

31/08/2026

Qudbadda Masuulka

Mudane Cabdinuur Shariif, Madaxa Xafiiska Caafimaadka Maamulka Magaalada Dhagaxbuur, ayaa xafladda qalin-jabinta ka jeediyay qudbad uu ugu hambalyeeyay ardayda qalin-jabinaysa, isaga oo kula dardaarmay inay aqoontooda iyo xirfaddooda ugu adeegaan bulshada.

⬇️

30/08/2026

🎓 Qudbadda Masuulka

Mudane Cabdiraxmaan maxamud Cumar, Maareeyaha Cusbitaalka Guud ee Dhagaxbuur, ayaa xafladda qalin-jabinta ka jeediyay qudbad uu ugu hambalyeeyay ardayda qalin jabinaysa, isaga oo ku boorriyay inay aqoontooda iyo xirfaddooda ugu adeegaan bulshada.

⬇️

30/08/2026

Mudane mohamed sahal, Madaxa Xarunta Dhexe ee Xisbiga Barwaaqo ee Maamulka Magaalada Dhagaxbuur, ayaa xafladda qalin jabinta ka jeediyay qudbad uu ugu hambalyeeyay ardayda qalin jabinaysa, isaga oo kula dardaarmay inay aqoontooda iyo xirfaddooda uga faa’iideeyaan bulshada.
⬇️

Sawirada Qaybta 7aad
29/08/2026

Sawirada Qaybta 7aad

Qaybta 6aad
29/08/2026

Qaybta 6aad

Address

03
Jijiga

Telephone

+251915064632

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share