MURTI MAALI

MURTI      MAALI Tabin

27/01/2025
08/01/2025
19/09/2022
Waxa laga Yaaba inuu Hada Maskaxdada Shay  Ka Dhex Guuxayo Balse Ogow in badan oo inaga mida ayaa  Xanuuno La il daran O...
17/09/2022

Waxa laga Yaaba inuu Hada Maskaxdada Shay Ka Dhex Guuxayo Balse Ogow in badan oo inaga mida ayaa Xanuuno La il daran Oo sariir U saaran in ay Mar uun Caafimaadkodi dib U helana Ku taamaya

❣ Alxamdulilaah 👈

16/09/2022

Ma Taqaan Hal Maahmaah Oo Dumarka Ku Sabsan

 Warar Hada Soo baxaya ayaa Sheegaya in Daaciga Wayne Sheikh Dr.Zakir Naik  Ay Dawlada Malaysia   ay Ku Fasaxday inuu Qa...
11/04/2022



Warar Hada Soo baxaya ayaa Sheegaya in Daaciga Wayne Sheikh Dr.Zakir Naik Ay Dawlada Malaysia ay Ku Fasaxday inuu Qabto Bandhig Diineedyadii Uu Dadka Kaga Jaahil tiri Jiraya Diinta Taasi Oo Ay Dad Badan Ku Qanci jireen Habka uu uga Jawaabo Su aalaha Ay Dadka Gaalada Ahi Waydiiyan
Sheekha ayaan Mudo 10 sano ah aan Qaban Wax Bandhig Diiniya ah sababo La Xiriira In Wadanka uu ka soo Jeedo Ee Hindiya ay Dacwad ka dhanka sheekha U Gud Bisay Booliska Aduunka Ee interpol Balse Hada Wixii ka Dambeya Xor buu u Yahay inuu Dadka ka Jaahil tiro Madmadowga Kaga Jira Islaamka

Address

Dagahle
Jijiga

Telephone

+251940488038

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MURTI MAALI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to MURTI MAALI:

Share