Ururka fadereshinka dhalinyarada deg jarati

Ururka fadereshinka dhalinyarada deg jarati I like to be happy for every minite

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢Waxaa dhammaan bulshada degmada Jarati, taageerayaasha ciyaaraha iyo kooxaha ka qaybgalaya la ogey...
07/05/2026

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢
Waxaa dhammaan bulshada degmada Jarati, taageerayaasha ciyaaraha iyo kooxaha ka qaybgalaya la ogeysiinayaa in uu si rasmi ah u furmi doono tartanka ciyaaraha kooxaha degmada Jarati maalinta Sabtida ah taariikhduna ku beegan tahay 1/9/2018 E.C oo bari dambe ah.
Tartankan ayaa noqon doona mid xiiso gaar ah leh, isla markaana lagu ciyaari doono habka Knockout (Neckout), iyadoo kooxdii laga badiyo ay si toos ah uga harto tartanka.
Waxaan rajaynaynaa in tartanku ku qabsoomo jawi wanaagsan oo ay ka muuqato:

DEG DEG:  Ogaysiis dhamaan kooxaha sportiga degmada jarati waxaa la ogaysiinayaa  bari 8:00 AM subaxnimo waxaa jira shir...
05/05/2026

DEG DEG: Ogaysiis dhamaan kooxaha sportiga degmada jarati waxaa la ogaysiinayaa bari 8:00 AM subaxnimo waxaa jira shir uu soo diyaariyay xafiiska dhalinyarada iyo ciyaaraha deg jarati.

Shirkaas waxuu ka dhici doonaa hoolka baarlamaanka degmada jarati sidaas darteed dhamaan kooxaha iyo gudiyada iyo kabtanada waa inay soo xaadiraan wakhtigaas loo cayimay.

Xafiiska dhalinyarada ciyaaaraha degmada jarati

🌙✨ CIID MUBARAK ✨🌙Ciid Mubarak dhamaan muslimiinta  deegaanka, dalka iyo dunidaba.Ku ciida caafimaad qab, llaahay ciidda...
19/03/2026

🌙✨ CIID MUBARAK ✨🌙

Ciid Mubarak dhamaan muslimiinta deegaanka, dalka iyo dunidaba.
Ku ciida caafimaad qab, llaahay ciiddan ciddeeda ha inagu gaadhsiiyo caafimaadqab iyo cibaado san.

Waxaa maanta  qaabilaad iyo maamuus loo sameeyay Xulka Kubadda Cagta Degmada Jarati, kuwaas oo matalayay degmada  kana q...
02/02/2026

Waxaa maanta qaabilaad iyo maamuus loo sameeyay Xulka Kubadda Cagta Degmada Jarati, kuwaas oo matalayay degmada kana qayb qaatay tartamada ciyaaraha gobolka.

Maamulka Degmada ayaa uga mahadcelinayaa ciyaartoyda, tababarayaasha iyo dhammaan intii gacan ka geysatay ka qaybgalka xulka, kuwaas oo muujiyay dadaal, anshax iyo wada-shaqayn wanaagsan.

sidoo kale maamulka Degmada waxuu xoojinayaa ahmiyadda ay dhalinyaradu u leeyihiin horumarka bulshada, iyada oo ciyaaruhu ay kaalin muuqata ka qaataan dhismaha maskaxda dhalinyarada, kobcinta is-dhexgalka, edbinta iyo ka fogaanshaha waxyaabaha lidka ku ah horumarka.

Ugu dambayn, Maamulka Degmada Jarati wuxuu mar walba diyaar u yahay dhiirrigelinta iyo taageeridda dhalinyarada, gaar ahaan dhinacyada isboortiga iyo ka qaybqaadashadooda hawlaha horumarineed ee degmada.

30/12/2025
bari ayuu si toosa u bilaaban doona 8 dhamaadka kooxa degmada jarati tartanka kubada cagta oo ay ku tartamayeen 14 koox ...
01/11/2025

bari ayuu si toosa u bilaaban doona 8 dhamaadka kooxa degmada jarati
tartanka kubada cagta oo ay ku tartamayeen 14 koox ayaa 8 koox u soo gudbay 8 dhamaadka tartanka .
-------------------------------------------------------------
Iftiin vs al-qamar
elextion by. vs. Alsa by
Elman. vs. mustaqbal
Horsed by. vs. al ahl

Teamkii samariidka ee qabalaha 01 ayaa booqasho ku sameyay xarumaha adeeg bixinta sida dugsiyada hoose dhaxe iyo sare ee...
21/10/2025

Teamkii samariidka ee qabalaha 01 ayaa booqasho ku sameyay xarumaha adeeg bixinta sida dugsiyada hoose dhaxe iyo sare ee jarati bay iyo xanaanada xoolaha 01
--------------------------------------------------------------------
Teamkan ayaa ukuur galay geedi socodka adeeg bixinta iyadoo xooga la saaray shaqo galka file systemka.

Teamkii samariidka ee uu hogaaminayay  -aadan ayaa saaka booqday dugsiga hoose dhaxe ee weeb ---------------------------...
21/10/2025

Teamkii samariidka ee uu hogaaminayay -aadan ayaa saaka booqday dugsiga hoose dhaxe ee weeb
----------------------------------------------------------------
Teamkan ayaa ukuur galay geedi socodka waxbarasho ee dugsiga hoose dhaxe ee weeb

Teamkii samariidka ee qabalaha 01 ayaa saaka olale nadaafadeed ka sameeyay dugsiga sare ee degmada jarati --------------...
20/10/2025

Teamkii samariidka ee qabalaha 01 ayaa saaka olale nadaafadeed ka sameeyay dugsiga sare ee degmada jarati
---------------------------------------------------------------------
olalaha nadafada ayaa xooga lagu saarayay dabar goynta geedka garan waaga ah maadama la galay wakhti roobaad.

Hogaaminta deg jarati iyo madaxa arimaha xisbiga gobalka afdheer ayaa dhir beeris ka sameeyay dugsiga sare ee degmada ja...
20/10/2025

Hogaaminta deg jarati iyo madaxa arimaha xisbiga gobalka afdheer ayaa dhir beeris ka sameeyay dugsiga sare ee degmada jarati
------------------------------------------------------------------
Hogaminta gobalka iyo hogaminta degmada jarati oo uu hor kacayay gudomiyaha degmada jarati mudan -cabdulahi diiriye ayaa saaka dhir beeris ka sameyay dugsiga sare ee deg jarati.

Address

Kaah Street
Jijiga

Telephone

+251929252622

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka fadereshinka dhalinyarada deg jarati posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share