Eastleigh Cultural Research and Reading centre

Eastleigh Cultural Research and Reading centre Xarunta cilmi baarista iyo wax akhriska ee Aw Jaamac waxaad ka helaysaa fursad aad ku akhrisatid buugaag & SUNSHINE COMPUTER COLLEGE

26/02/2018
18/10/2016

UNESCO collaborated with the Heinrich Boell Foundation and the Awjaama Omar Cultural Research & Reading Centre for the celebration of Somalia Heritage Week at the Kenya Cultural Centre/National Theatre from 13 to 16 October 2016.

Wiil Soomaaliya ah oo Indhaha Dadka Ku soo jeediyey dhaqanka SoomaalidaAadan C.qaadir waan u hambalyaynaynaa
30/09/2016

Wiil Soomaaliya ah oo Indhaha Dadka Ku soo jeediyey dhaqanka Soomaalida
Aadan C.qaadir waan u hambalyaynaynaa

26/09/2016
bahda Xarunta dhaqanka ee Aw Jaamac Cumar Ciise, Gaar ahaanna C.risaaq Cirro waxaaan ka tacsiyaynaynaa Geeridii ku timid...
23/03/2016

bahda Xarunta dhaqanka ee Aw Jaamac Cumar Ciise, Gaar ahaanna C.risaaq Cirro waxaaan ka tacsiyaynaynaa Geeridii ku timid Sh. Dr. Bashiir Khaalid oo ku geeeuyooday Muqdisho, waxaanna leenahay samir iyo iimaan Allaha naga siiyo.

Cimiladaan iyo cirkaani soo kii Soomaaliya uma eka?
17/03/2016

Cimiladaan iyo cirkaani soo kii Soomaaliya uma eka?

wadaan waligaa ma aragtay
11/10/2015

wadaan waligaa ma aragtay

CAYNAB MA ISAGAA IS AJALAY MISE MIYIR?Q18AADCaynab waxaa ku tumatay Maytiir oo markaas curatay oo uu ilmo u siday. Waxay...
14/09/2015

CAYNAB MA ISAGAA IS AJALAY MISE MIYIR?
Q18AAD
Caynab waxaa ku tumatay Maytiir oo markaas curatay oo uu ilmo u siday. Waxay burburisay madaxa oo haddii nolosha maanta la joogo ay ahaan lahayd la toli lahaa toban qodob. Caynaanshe Guure oo lagu ogaa meel labo caana-maal loo sii socdo ayaa la raadiyey si uu u lafa-guro. Nasiib wanaag wuu ku guulaystay oo waa lafa-gurey. Caynab markii la kabay kaddib waxaa loo dargeeyey geed dheer oo uusan isaguna ka degi karin sidoo kalena aan loo soo fuuli karin. Cad iyo caano wixii uu u baahdo wuxuu soo laadlaadsan jirey xarig kaas oo inta loogu xiro uu sidii wadaantii u shuban jirey.
Caynab waxaa loo dhitayn jirey caano idaad oo looga soo liso sabeeno ugub oo shilisa, laguna lisay weelal lagu culay, mareer, bilcil, kaddibna lagu uumiyey jillab, oo iyaga oo qiiqaya dushana xoori ka saarantahay loogu keeni jirey dargadiisa. Nasiinada ka sokow wuu baansaday jirkiisana waxaa ku rooray dux badan. Maalin maalmaha ka mid ah ayaa caanihii waxaa u keentay miyir oo habeenkaas ilmo hooyadood ahayd. Markii ay caanihii geedka la soo hoos istaagtay oo ay bariidisay ayuu ku yiri Miyirey xalay il iyo baal isuma gayn, dhinacayguna dhulka marna ma qaban. Iyaday?
Wuxuu yiri maya, falliiqbaa feertaas iiga taagan, anna madaxa ma dhaqaajin karo oo iskama bixin karo! Miyir oo Alleeheed Alle yahay ayaa tiri: maxaan sameeyaa ani?
Caynab oo arkay inay u naxday ayaa yiri: kaalay qoriga iga saar. Miyir: ayaa tiri oo see baan kaaga saarin. Wuxuu lasoo booday xarigga soo qabso oo kaalay geedka aan ka gam’I waayay iga bixi. Miyir oo khabar mooge ah ayaa xariggii qabsatay, isna hal mar ayuu kor u soo shubaaliyey. Markii uu sidaas dargada u keenay oo ay islahayd aad falliiqa ku taagan ka siibtid, waxay ku warheshay iyadii oo uu qalmaroojiyey oo dusha kaga dhacay.
Daqiiqado kaddib, Caynab Kaarshe waxaa ka soo rogmaday xoon, balse waxaa igay bangeeriyaad, Miyirna waxay aragtay Caynab oo dhuunyeeriyay iyo yaasiin seegay. Dhaqan uma ay lahayn inay qayliso balse markaan dan baa keentay. Wixii ugu darraa ee markaas Miyir haystay waxay ahaayeen sidii ay dhulka ku tagi lahayd. Ciddii ugu horreysay ee yolo’a Miyir maqasha waxay ahayd geel-jire ku shaxayay toon aan saas uga durugsanayn meesha shilku ka dhacay. Haseyeeshee markii ay geedka soo hoos istaageen waxay garanwaayeen meel ay wax ka qabtaan. Geedka lama kori karo! Iyada ma soo dejin karaan! Maydkii dhushuu saaranyahay! Mid ka mid aha ayaa keenay fikir lagu soo dejiyo Miyir iyo maydkaba. Wuxuu yiri aan geedka ludiisa ka dhinac dhisno tiirar sida jaranjarada u samaysan oo dargada kaari kara markaasna aan maydka iyo Miyir ba sidaas u soo dejino.

Kulamo muhiim u ahaa Xarunta
31/08/2015

Kulamo muhiim u ahaa Xarunta

Address

Nairobi

Telephone

+254722928442

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eastleigh Cultural Research and Reading centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share