07/08/2026
Al-mutanabi academy waxa ay idiin soo qaban qaabisay, dawro kooban oo aad u qiimo badan, kuna saabsan (barashda adabka carabiga, qaabka wax looga baadho qawaamiista carabiga, qorista toolmoon, iyo akhrinta hagaagsan), taas oo ay marti galisay jaamacadda Alfa, laguna qaban doono hoolka jaamacadda Alfa kuliyadda shareecada, Waxa ayna inoo bilaabmaysaa galabta axadda, ammintu marka ay tahay 4:30 insha Allah.